{"id":19154,"date":"2016-03-20T09:47:51","date_gmt":"2016-03-20T08:47:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19154"},"modified":"2016-03-20T09:47:51","modified_gmt":"2016-03-20T08:47:51","slug":"wararkii-u-dambeeyey-ee-hawlagka-ay-ciidanka-difaaca-puntland-ka-wadaan-degaanka-garacad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19154","title":{"rendered":"Wararkii u dambeeyey ee Hawlagka ay Ciidanka Difaaca Puntland ka wadaan Degaanka Garacad"},"content":{"rendered":"<p>20 Marso 2016 (Puntlandes) Dagaal udhexeeya Ciidanka Difaaca Puntland iyo Malayshiyo\u00a0 Alshabaab ah oo si dhuumaalaysi ah kusoo gaaray Degaanka Garacad ayaa saaka sidii aanu wararkii hore ku baahinay waxa uu ka bilowday\u00a0Goobta lagu magacaabo BEENI HARSATAY oo Degaanka Kulub dhanka Il-Fooxshe kaxiga.<br \/>\nCiidanka Difaaca Puntland \u00a0ayaa waxay u isticmaaleen Malayshiyada\u00a0 Alshabaab Madaafiicda waawayn iyo Hubka noocyada kale duwan, halka ay Alshabaab isticmaalayso Hubka Qoryaha ay ugu wayn yihiin PKM iyo Baasuukayaal kaliya.<\/p>\n<p>Sida ay Xogta ku heshay Warbaahinta Puntlandes Dagaalka maanta socdaa waa ka duwan yahay kii dagaalka Togga SUUJ, maxaa yeelay deegaanka lagu Dagaalamayo maanta waa meel banaan ah lana filayo inuu gaaro Alshabaab Khasaaro aad u badan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/216-2.jpg\" rel=\"attachment wp-att-19029\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-19029\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/216-2.jpg\" alt=\"216-2\" width=\"540\" height=\"303\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/216-2.jpg 540w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/216-2-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/216-2-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/216-2-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a><br \/>\nMalayshiyada Alshabaab ee halkaasi ku sugnaa ayaa tiradooda lagu qiyaasayaa dhawr boqol, iyagoo aad uga badan kuwii Togga SUUJ<\/p>\n<p>Khadka Isgaarsiinta ayaa hawada ka maqan waxaana aad u adag in wax laga ogaado dagaalka saaka bilowday.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa goor dhawayd oo ay la hadashay Wariye la hadlay intii uusan khadku go\u2019an waxa uu u xaqiiyey in Jab wayn la gaarsiiyey Alshabaab, saacadaha soo socdana la soo Afmeeri doonpo Hawlgalkii ay maalmihii u dambeeyey wadeen Ciidanka Difaaca Puntland<\/p>\n<p>Wixii war ah ee kusoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 Marso 2016 (Puntlandes) Dagaal udhexeeya Ciidanka Difaaca Puntland iyo Malayshiyo\u00a0 Alshabaab ah oo si&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19029,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-19154","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1709,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19154","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19154"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19154\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19155,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19154\/revisions\/19155"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/19029"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}