{"id":19394,"date":"2016-03-25T15:42:56","date_gmt":"2016-03-25T14:42:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19394"},"modified":"2016-03-25T15:42:56","modified_gmt":"2016-03-25T14:42:56","slug":"sawirro-dhagayso-raiisul-wasaaraha-dawladda-federaalka-soomaaliya-oo-gaadhey-caasimadda-puntland-ee-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19394","title":{"rendered":"Sawirro-Dhagayso: Ra&#8217;iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo gaadhey Caasimadda Puntland ee Garoowe"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa Maanta 25-March-2016 waxay kusoo dhoweeyeen Garoonka Kanooko ee duleedka Garoowe Ra\u2019iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Soodhoweynta Ra\u2019iisul-wasaaraha ayaa waxaa ka qayb qaatay Wasiiro, Xildhibaano iyo saraakiil ciidan, waxaana intaasi kadib loosoo gudbiyey waftiga Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe halkaas oo ay Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul-wasaaruhu si wada jir ah ugula hadleen warfidiyeenada.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in ujeedka socdaalka Ra\u2019iisul-wasaaruhu ku qotonto sidii \u00a0Dawladda Puntland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya ay uga wada hadli lahaayeen geeddi-socodka Nabadda Soomaaliya iyo marxaladda kala guurka ah ee uu ku jiro dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u201cwaxay noogu yimaadeen inaanu kawada hadalno maraxadda kala guurka ah ee Soomaaliya iyo geeddi-socodka nabadda Soomaaliya sidii loosii ambaqaadi lahaa oo ay Dawladda Puntland iyo Dawladda Federaalku uga wadashaqayn lahaayeen in Soomaaliya uu ka dhoco isbedel u hiilinaya Mustaqbalka Soomaaliya\u201d ayuu yiri Madaxweyne Gaas.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Sidoo kale Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in ay ra\u2019iisul-wasaaraha kawada hadli doonaan arrimaha Amniga dalka oo ay qayb katahy guulihii ciidamada Puntland ay kasoo hooyeen duullaankii sharwadayaasha alshabaab ay kusoo qaadeen Puntland sidoo kale Arrimaha dhaqaalaha dalka ayuu sheegay Madaxweyne Gaas in ay kawada hadli doonaan.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ra\u2019iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa bogaadiyey guulihiii taariikhiga ahaa ee shacabka iyo \u00a0ciidamada difaaca Puntland iyagoo is garabsanaya\u00a0 ay kasoo hooyeen kooxihii sharwadayaasha ahaa ee Puntland kusoo duuley, waxaana uu intaasi \u00a0sii raaciyey in ay gacan kageysanayaan wax kaqabashada ciidamadii halgamayaasha ahaa ee Puntland ee dhaawacyadu kasoo gaadheen dagaalkii ay sharwadayaasha alshabaab kaga sifaynayeen Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ra\u2019iisul-wasaaraha Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in ay Puntland kawada hadli doonaan masiirka ummadda Soomaliyeed iyo sidii looga bixi lahaa xilliga kala guurka ah ee uu kujiro dalka Soomaaliya, waddankana loogu jihayn lahaa meel wanaagsan.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Dhgayso Madaxweynaha Puntland Gaas<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-19394-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Codka-Madaxweynaah.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Codka-Madaxweynaah.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Codka-Madaxweynaah.mp3<\/a><\/audio>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Dhgayso RW Cumar<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-19394-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Codka-RW.mp3?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Codka-RW.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/Codka-RW.mp3<\/a><\/audio>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>&#8212;DHAMMAAD&#8212;<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71101\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3490.jpg\" alt=\"IMG_3490\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71102\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3494.jpg\" alt=\"IMG_3494\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71103\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3496.jpg\" alt=\"IMG_3496\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71104\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3497.jpg\" alt=\"IMG_3497\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71105\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3498.jpg\" alt=\"IMG_3498\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71106\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3499.jpg\" alt=\"IMG_3499\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71107\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3500.jpg\" alt=\"IMG_3500\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71108\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3503.jpg\" alt=\"IMG_3503\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71109\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3505.jpg\" alt=\"IMG_3505\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71110\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3506.jpg\" alt=\"IMG_3506\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71111\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3510.jpg\" alt=\"IMG_3510\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71112\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3511.jpg\" alt=\"IMG_3511\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71113\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3517.jpg\" alt=\"IMG_3517\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71114\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3521.jpg\" alt=\"IMG_3521\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71115\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3524.jpg\" alt=\"IMG_3524\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71116\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3529.jpg\" alt=\"IMG_3529\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71117\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3537.jpg\" alt=\"IMG_3537\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19397,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-19394","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1599,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19394","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19394"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19394\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19398,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19394\/revisions\/19398"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/19397"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}