{"id":19571,"date":"2016-03-28T15:22:56","date_gmt":"2016-03-28T13:22:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19571"},"modified":"2016-03-28T15:22:56","modified_gmt":"2016-03-28T13:22:56","slug":"daawo-muuqaal-dhagayso-xil-goodax-bare-xasan-sheekh-madaxweyne-uma-aqoonsanin-waana-la-jihaadaynaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19571","title":{"rendered":"Daawo Muuqaal-Dhagayso: Xil. Goodax Bare &#8220;Xasan Sheekh madaxweyne uma aqoonsanin waana la jihaadaynaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>28 Marso 2016 (Puntlandes) Xilibaan Goodax Bare oo ka mida Baarlamaanka DFS ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha DFS inuu Beladweyne u joogo inuu u eexdo oo u dhaco Qabiilkiisa Qabiilada waayayn ee Hiiraan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/217-9a4.jpg\" rel=\"attachment wp-att-19572\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-19572\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/217-9a4.jpg\" alt=\"217-9a4\" width=\"480\" height=\"360\" \/><\/a><\/p>\n<p>Goodax ayaa sheegay inuu Xasan Sheekh ku kala qaybiyey reer Hiiraan isagoo qaar u balan qaaday JOGOOYIN iyo LACAG &#8220;waana Musuqmaauq&#8221; ayuu yiri<\/p>\n<p>Goodax ayaa si cad u sheegay inay la dagaalamayaan Xasan Sheekh aysana madaxweyne u aqoonsanayn uusana dawladnimo ku shaqaynayn Xasan, wuxuuna &#8220;Xasan Sheekh madaxweyne uma aqoonsanin waana la jihaadaynaa&#8221;<\/p>\n<p>Eedaynta Goodax ayaa kusoo aadaysa iyadoo uu madaxweynaha DFS kala qaybiyey Beelaha dega Gobolka Hiiraan iyadoo uu qaar ogolaysiiyey inay Shirka Jowhar tagaan, halka ay qaar kale ka diideen.<br \/>\nDhagayso ama daawo Xil Goodax<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-19571-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/A_Goodax.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/A_Goodax.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/A_Goodax.mp3<\/a><\/audio><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/bZ2sXGZo6Bs\" width=\"640\" height=\"415\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 Marso 2016 (Puntlandes) Xilibaan Goodax Bare oo ka mida Baarlamaanka DFS ayaa ku eedeeyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-19571","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1701,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19571","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19571"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19571\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19574,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19571\/revisions\/19574"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19571"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19571"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19571"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}