{"id":19606,"date":"2016-03-29T17:50:15","date_gmt":"2016-03-29T15:50:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19606"},"modified":"2016-03-29T17:50:15","modified_gmt":"2016-03-29T15:50:15","slug":"sawirromadaxweynaha-dawladda-puntland-xafiiskiisa-ku-qaabiley-wafti-kasocdey-qaramada-midoobey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19606","title":{"rendered":"Sawirro:Madaxweynaha Dawladda Puntland Xafiiskiisa ku qaabiley Wafti kasocdey Qaramada Midoobey"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 29-March-2016 xafiiskiisa ku qaabilay wafti kasocdey Jimciyadda quruumaha ka dhexaysa oo uu hoggaaminayey ku-xigeenka Wakiilka xog-hayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee dhinaca Aadanaha Peter De Clercq.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Kulanka ayaa Madaxweynaha \u00a0waxaa kuwehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Axmed Cali Xaashi iyo xubno katirsan golaha Wasiirada dawladda Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali \u00a0iyo Peter De Clercq ayaa kulankooda waxay uga wada hadleen Arrimaha banii\u2019aadantinimada iyo heer heerka ay ka joogta ilaalinta xuquuqda aadanuhu deegaanada Puntland arrintaas oo noqotay mid aad loogu ammaanay Dawladda Puntland qaabka ay u ilaaliso xuquuqda Aadanaha.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Sidoo kale kulanka ayaa looga hadlay wadashaqaynta ka dhexaysa hay\u2019adaha qaramada midoobey ee Puntland kusugan iyo Dawladda Puntland waxaana la tilmaamay in ay meel wanaagsan marayso wadashaqayntoodu isla markaana loo baahan yahay in lasii dardar geliyo wadashaqayntaasi.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Peter De Clercq ayaa sidoo kale kawada hadlay arrimaha abaaraha \u00a0ee ka jira Puntland iyo qaabkii Qaramada midoobey iyo Dawladda Puntland ay isaga kaashan lahaayeen gurmadka abaaraha, kaas oo ay dawladda Puntland mar hore bilawday.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu dambayntii, ku-xigeenka Wakiilka xog-hayaha guud ee qaramada midoobey ee Soomaaliya ee dhinaca Aadanaha Peter De Clercq ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidamada difaaca Puntland oo dhowaan jebiyey \u00a0kooxihii Al-shabaab \u00a0ee duullaanka kusoo qaaday \u00a0isla markaana kasoo hooyey guulihii taariikhiga ahaa.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>&#8212;DHAMMAAD&#8212;<\/b><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71305\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3741.jpg\" alt=\"IMG_3741\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71306\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3742.jpg\" alt=\"IMG_3742\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71307\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3744.jpg\" alt=\"IMG_3744\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71308\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3745.jpg\" alt=\"IMG_3745\" width=\"800\" height=\"533\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-71309\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/IMG_3746.jpg\" alt=\"IMG_3746\" width=\"800\" height=\"533\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 29-March-2016 xafiiskiisa ku qaabilay wafti kasocdey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19607,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-19606","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1266,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19606","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19606"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19606\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19608,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19606\/revisions\/19608"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/19607"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19606"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19606"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19606"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}