{"id":19694,"date":"2016-03-31T13:01:56","date_gmt":"2016-03-31T11:01:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19694"},"modified":"2016-03-31T13:02:09","modified_gmt":"2016-03-31T11:02:09","slug":"turkiga-oo-xaqiijiyay-in-gabadh-azerbaijan-ah-ay-kamid-aheyd-dadkii-shalay-lagu-diley-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=19694","title":{"rendered":"Turkiga oo xaqiijiyay in gabadh Azerbaijan ah ay kamid aheyd dadkii shalay lagu diley Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>31 Marso 2016 (Puntlandes) Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay in haweeney u dhalatay dalka Azerbaijan in ay ka mid ahayd dadkii ku dhintay weerarkii lagu qaaday shaqaalaha Turkiga iyo Soomaalida ee Muqdisho.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/218-2e.jpg\" rel=\"attachment wp-att-19695\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-19695\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/218-2e.jpg\" alt=\"218-2e\" width=\"275\" height=\"183\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong>Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in muwaadin u dhashay dalka Azarbijaan uu ka mid ahaa dadkii ku dhintay weerarkii shaley kooxo dableey ah ay ku qaadeen shaqaale ajnabi iyo Soomaali ah kuwaas oo marayay degmada Hodan.<\/p>\n<p>Waxaa lagu sheegay qofka dhintay magaceeda Kamaliyya Ismayilova oo ah haweeney\u00a0 u dhalatay dalka Azerbaijan.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Azerbaijan ayaa isna sheegay in Hikmat Hajiyev ay macallimad ka ahayd Iskuul ku yaalla Muqdisho.<\/p>\n<p>Weerarkaas bahalnimada ah waxaa kale oo ku dhintay shan qof oo kale oo labo ay yihiin Turki halka lix kale oo u badan Turki ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Dowladda Turkiga ayaa si kulul u cambaareysay weerarkaas iyadoona sheegtay in safaaradeeda Soomaaliya ay wado baaritaan ku aadan siddii loo ogaan lahaa shaqaalaha la socday baska la weeraray ee Mini baska ahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>31 Marso 2016 (Puntlandes) Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay in haweeney u dhalatay dalka Azerbaijan in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-19694","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1367,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19694","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=19694"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19694\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":19697,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/19694\/revisions\/19697"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=19694"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=19694"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=19694"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}