{"id":20145,"date":"2016-04-11T21:23:12","date_gmt":"2016-04-11T19:23:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20145"},"modified":"2016-04-11T22:54:33","modified_gmt":"2016-04-11T20:54:33","slug":"deg-deg-shirkii-muqdisho-oo-lagu-heshiiyey-inta-badan-puntlandes-com-oo-heshay-qaar-ka-mida-qodobada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20145","title":{"rendered":"Shirkii Muqdisho oo lagu heshiiyey inta badan &#038; PUNTLANDES.COM oo heshay Qaar ka mida Qodobada \u2026."},"content":{"rendered":"<p>11 april 2016 (Puntlandes) Shirka Madasha wada tashiga Qaran ee uga socday Hogaamiyayaasha Soomaalida magaalada Muqdisho ayaa waxaa iminka marayaa Heer gabo gabo ah, iyadoo lagu hawlan yahay Diyaarinta Warmurtiyeed loo dhan yahay oo kasoo baxa Shirkaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ilo Xog-ogaal ah oo ay <strong>Warbaahinta Puntlandes<\/strong> la hadashay goor dhawayd kuna sugan goobta uu ka dhacayo shirku, ayaa \u00a0waxay u sheegeen in Shirku Heer gabo-gabo uu iminka marayo laguna hawlan yahay Qorida Warmurtiyeedkii Shirka kasoo bixi lahaa.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/219-1a2.jpg\" rel=\"attachment wp-att-20141\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-20141\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/219-1a2.jpg\" alt=\"219-1a2\" width=\"749\" height=\"500\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/219-1a2.jpg 749w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/219-1a2-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/219-1a2-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/219-1a2-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/219-1a2-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 749px) 100vw, 749px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ilahan ayaa waxay Warbaahinta Puntlandes u sheegeen in la isku afgartay Qodobo dhawr ah kuwaas oo la xiriira halka lagu soo Xulayo Xildhibaanada Baarlamaanka DFS ee soo socda, taasoo kala ah sidatan:<\/p>\n<p><strong>Jubaland: <\/strong>waxaa lagu soo xulayaa Beelaha Mareexaan iyo Ogaadeen<\/p>\n<p><strong>Puntland<\/strong>: waxaa lagu soo xulayaa Beelaha\u00a0Dega Puntland sida Harti, Leelkase, Awrtable, Carabsaalax iyo kuwa kale ee daga Puntland<\/p>\n<p><strong>Jowhar iyo Cadaado<\/strong> waxaa lagu soo xulayaa Beelaha Hawiye<\/p>\n<p><strong>KGS:<\/strong> waxaa lagu soo xulayaa Beelaha Digil iyo Mirifle<\/p>\n<p>Waxaa aan wali si rasmi ah la isugu afgaran meesha lagu soo Xulayo Beelaha Dir iyo Others, waxaana loo badinayaa in meeshii ay doortaan iyaga lagu soo xulo xildhibaanadooda.<\/p>\n<p>Warar hor dhaca ah waxay sheegayaan in Gudiga Doorashooyinka la kala diri doono lana magacaabi dooni gudi cusub.<\/p>\n<p>Bari Subax haddii allah idmo ayuu soo baxayaa Warmurtiyeedka Shirku, hada waxaa lagu gudo jiraa oo lagu howlan yahay saxitaankiisa<\/p>\n<p>Dhanka kale Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke waxaa uu galabta u duulay safar uu ku aaday dalaka Imaraadka iyo Turkiga.<\/p>\n<p>Kala soco wixii kusoo kurdha shirka Muqdisho\u00a0Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 april 2016 (Puntlandes) Shirka Madasha wada tashiga Qaran ee uga socday Hogaamiyayaasha Soomaalida magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-20145","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1880,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20145","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=20145"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20145\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20153,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20145\/revisions\/20153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/20141"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=20145"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=20145"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=20145"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}