{"id":20167,"date":"2016-04-15T06:56:49","date_gmt":"2016-04-15T04:56:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20167"},"modified":"2016-04-15T06:56:49","modified_gmt":"2016-04-15T04:56:49","slug":"maqal-iyo-muuqaal-u-daawo-live-nadwo-diini-ah-oo-caawa-ka-bilaabatay-masjidka-al-rowada-ee-boosaaso-dhamaad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20167","title":{"rendered":"Maqal iyo Muuqaal u Daawo Live Nadwo diini ah oo caawa ka bilaabatay Masjidka Al-Rowada ee Boosaaso (Dhamaad)"},"content":{"rendered":"<p><strong>Boosaaso<\/strong>:-Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed iyo Akhristayaasha Halgan.net in caawa nadwada ka bilaabaneysa masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso si maqal iyo muuqaal ah looga tabin doona shabakarada Islaamiga ee Halgan.net .<\/p>\n<p>Halgan.net ayaa waxaa uga barateen in ay duruusta iyo nadawaadka diiniga ah ay si maqal iyo muuqaal ah idiinku soo\u00a0 gudbiso .<br \/>\nHowlwadeenada Halgan.net ayaa haatan Diyaariyey in si maqal iyo muuqaal ah aad uga bogotaan Nadwada caawa ka bilaaban doonta Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari taas oo ah tii 14aad.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaad si Live ah uga dhageysan kartaa Radio Halgan Live adiga oo telkaaga ku soo dajisan kara App-ka <strong>Radio Halgan Live<\/strong>. i<strong>yo Radio Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland.<a href=\"https:\/\/play.google.com\/store\/apps\/details?id=com.halgan.radio1\"><strong>Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play<\/strong><\/a> <a href=\"https:\/\/itunes.apple.com\/us\/app\/radio-halgan-live\/id952215313?mt=8\/\"><strong>Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store <\/strong><\/a><br \/>\n<\/strong><\/p>\n<p>Nadwadan ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumo si weyn looga yaqaan Soomaaliya waxaana ay si rasmi ah u bilaaban doontaa hadii alle idmo<strong> caawa bacdal maqrib oo ku aadan 8-15 Rajab 1437 H oo kuna beegan 15-21 -4-2016 saacada 08:00 Am\u00a0 xiliga bariga Afrika.<\/strong><\/p>\n<p>Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah uu soo tabin doonta Inshalaah Duruusta iyo Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho lagana dhageysto gobalada Koonfureed.<\/p>\n<div id=\"ngg-gallery-1543-103041\" class=\"ngg-galleryoverview\">\n<div id=\"ngg-image-30927\" class=\"ngg-gallery-thumbnail-box\"><\/div>\n<div class=\"ngg-clear\">\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/220-3a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-20168\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/220-3a4.jpg\" alt=\"220-3a4\" width=\"600\" height=\"375\" \/><\/a><\/div>\n<\/div>\n<p>Idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ay xarumo gaaraya 13 ku leedahay Puntland waxayna baahisaa duruusta Diini ah iyo adeega bulshada. Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan Radio Halgan Live telkooda gacanta <strong>Radio Halgan Live <\/strong><strong>Google Play<\/strong> hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa <strong>App Store<\/strong> .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . <a href=\"https:\/\/play.google.com\/store\/apps\/details?id=com.halgan.radio1\"><strong>Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play<\/strong><\/a> <a href=\"https:\/\/itunes.apple.com\/us\/app\/radio-halgan-live\/id952215313?mt=8\/\"><strong>Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store<\/strong><\/a><\/p>\n<p>Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.<strong>Radio TuneIn<\/strong> ka dib meesha ay ku taal <strong>Search<\/strong> ku qor<strong>Radio Halgan Live<\/strong> . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin<\/p>\n<p>Faldalan halkan hoose ka daalaco Macluumaad ay\u00a0Halgan.net ka qortay<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/halgan.net\/2016\/04\/halgan-net-oo-maqal-iyo-muuqaal-u-tabin-doonta-nadwa-caawa-ee-masjidka-al-rowada\/\">http:\/\/halgan.net\/2016\/04\/halgan-net-oo-maqal-iyo-muuqaal-u-tabin-doonta-nadwa-caawa-ee-masjidka-al-rowada\/<\/a><\/span><\/p>\n<p>Daabacaadii Puntlandes,com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boosaaso:-Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed iyo Akhristayaasha Halgan.net in caawa nadwada ka bilaabaneysa masjidka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-20167","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1715,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20167","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=20167"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20167\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20169,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20167\/revisions\/20169"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=20167"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=20167"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=20167"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}