{"id":20296,"date":"2016-04-18T12:37:13","date_gmt":"2016-04-18T10:37:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20296"},"modified":"2016-04-18T12:37:13","modified_gmt":"2016-04-18T10:37:13","slug":"sawirro-shir-madaxeedkii-afrika-ee-tana-high-level-forum-oo-si-rasmi-ah-loosoo-gebagebeeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20296","title":{"rendered":"Sawirro: Shir Madaxeedkii Afrika ee Tana High Level Forum oo si rasmi ah loosoo gebagebeeyey"},"content":{"rendered":"<p>Shir Madaxeedkii\u00a0 Afrika ee Tana High-Level Forum\u00a0 oo muddo labo maalmood ah ka soconayey magaalada Bahir Dar ee dalka Ethiopia loogana hadlayey nabad-gelyada qaaradda Afrika ayaa si rasmi ah loo soo geba gebeeyey .<\/p>\n<p>Shirkan oo uu ka qayb galay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa iyaguna sidoo kale waxaa kasoo qayb galay Madax badan oo ka kala yimi wadamada qaarada Afrika, kuwaas oo ay kamid ahaayeen Madaxweynahayaasha Sudan, Congo, Uganda , Malawi, Tanzania, Nigeria, Togo, Batswana, Mauritania, Ra\u2019iisul-wasaaraha Ethiopia, xog-hayihii hore ee Qaramada Midoobey\u00a0 Kofi Anan, wakiilka xog-hayaha guud ee Qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating iyo wakiillo metelayey beesha caalamka.<\/p>\n<p>Dhammaan Madaxdii kasoo qayb gashay shirka ayaa waxay soo jeediyeen khudbado ay diiradda ku saarayeen ammaanka iyo horumarka qaaradda Afrika, islamarhaantaana waxay ku dar-daarmeen sidii looga wada shaqayn lahaa adkaynta nabad gelyada qaaradda iyo sidii ay wadamada Afrika door muuqda ugu yeelan lahaayeen go\u2019aamada caalamka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shirka ka jeediyey khudbad muhiim ah ayaa dhankiisa kaga war bixiyey xaaladda amni ee Puntland iyo guud ahaan midda dalka soomaaliya oo idil, waxaana uu muujiyey in waddanka Soomaaliya uu kasoo kabanayo\u00a0 dagaalladii dabada dheeraaday ee 25-kii sano ee u dambeeyey ka jirey dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynaha ayaa xusay sida ay lagama maarmaanka u tahay in laga wada shaqeeyo soo afjaridda kooxaha argagixisada ah ee Al-shabaab, kuwaas oo weli dagaallo kawada koonfurta iyo bartama Soomaaliya welibana diidan in Soomaaliya lagu soo dabbaalo\u00a0 nabad iyo xasilooni waarta.<\/p>\n<p>Shirkan Tana Forum ayaa noqonaya markii saddexaad ee\u00a0 Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas\u00a0 uu ka qayb galo, halka Madaxweynaha Dalwadda Federaalka Soomaaliya uu markii ugu horraysey kusoo biiro ka qayb galka shirkaasi ay madaxda Afirka sanadkiiba mar isugu yimaadaan .<br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72483\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/unnamed-14.jpg\" alt=\"unnamed (1)\" width=\"640\" height=\"478\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72484\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/unnamed-24.jpg\" alt=\"unnamed (2)\" width=\"640\" height=\"478\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72485\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/unnamed-31.jpg\" alt=\"unnamed (3)\" width=\"640\" height=\"478\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72486\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/unnamed-51.jpg\" alt=\"unnamed (5)\" width=\"640\" height=\"478\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72487\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/unnamed-61.jpg\" alt=\"unnamed (6)\" width=\"640\" height=\"478\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72488\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/unnamed-71.jpg\" alt=\"unnamed (7)\" width=\"640\" height=\"478\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72489\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/unnamed-81.jpg\" alt=\"unnamed (8)\" width=\"640\" height=\"478\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72490\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/unnamed-91.jpg\" alt=\"unnamed (9)\" width=\"640\" height=\"478\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72491\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/unnamed5.jpg\" alt=\"unnamed\" width=\"640\" height=\"478\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir Madaxeedkii\u00a0 Afrika ee Tana High-Level Forum\u00a0 oo muddo labo maalmood ah ka soconayey magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20297,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-20296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1220,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20296","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=20296"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20298,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20296\/revisions\/20298"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/20297"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=20296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=20296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=20296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}