{"id":20557,"date":"2016-04-23T20:03:36","date_gmt":"2016-04-23T18:03:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20557"},"modified":"2016-04-23T20:03:36","modified_gmt":"2016-04-23T18:03:36","slug":"hogaanka-nabadgelyada-ddsi-oo-sheegay-in-maleeshiyaadkii-al-qushaash-iyo-gal-mudug-indhaha-loo-shiday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20557","title":{"rendered":"Hogaanka Nabadgelyada DDSI Oo Sheegay in Maleeshiyaadkii Al-qushaash Iyo Gal-mudug Indhaha Loo Shiday"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/221-4c3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-20558 aligncenter\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/221-4c3.jpg\" alt=\"221-4c3\" width=\"255\" height=\"352\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/221-4c3.jpg 255w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/221-4c3-217x300.jpg 217w\" sizes=\"auto, (max-width: 255px) 100vw, 255px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hogaanka nabadgelyada maamulka iyo cadaalada DDSI mudane Yaasiin Cabdi Waris\u00a0ayaa sheegay in\u00a0maleeshiyaad isugu jiray al-qushaash iyo galmudug\u00a0oo si qabiil ah uwada socday oo ay hogaaminayeen\u00a0hogaaminta gal-mudug\u00a0\u00a0ay\u00a0ciidamada sida raha ubooda ee liyuu boolisku\u00a0\u00a0indhaha ugu shideencashar lama ilaawaan ahna kusiiyeen qabalaha Daac-dheer ee degmada Galaadi ee gobolka doolo\u00a0kadib markii ay dhawr jeer iskudayeen inay si xoog ah calankooda ugataagaan qabalahaas iyagoo weerar gardaro cad ah maanta kusoo qaaday maleeshiyo qabalee iyo shacabkii deganaa daac-dheer oo waliba baryahanba warbaahinada kalagadisan kasheegayay inay weerar qaadi doonaan. Dhinaca kalana iskadhigayay kuwo dacwo, waan-waan iyo wada hadal kula jira xukuumada DDSI.<\/p>\n<p>Weerarkan xaq-darada ah oo ahaa shirqool argagixisonimo oo ay baryahanba maleegayeen maleeshiyaadka al-qushaash iyo galmudug rabeena inay kuwaxyeeleeyaan shacabka rayidka ah ee degan qabalaha Daac-dheer ayay kufashilmeen iyagoo halkaa ay\u00a0ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee liyuu boolisku\u00a0talaabo sharci ah\u00a0oo aysan dib danbe u hawaysanin gudaha xadka deegaanka kaga qaadeen.\u00a0Tiknikadii ay wateena kugubeen islamarkaana kaga furteen goobtaas hubkii ay wateen.\u00a0Shacabkii iyo deegaankii ay kusoo duuleena halkaa kaga bad-baadiyey.<\/p>\n<p>Ugudanbayna, hogaanka ayaa xusay inay layaab tahay\u00a0dharaar kuriyoodka maleeshiyada al-qushaash iyo galmudug ay kudamceen inay tuulooyinka ay kamid tahay daac-dheer ay kataagaan calankii al-qushaash iyagoo si dhab ah u og kana dharagsan inay tuulooyinkaasi kamid yihiin deegaanka soomaalida itoobiya.<\/p>\n<p>Xigasho Cakaaranews.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaanka nabadgelyada maamulka iyo cadaalada DDSI mudane Yaasiin Cabdi Waris\u00a0ayaa sheegay in\u00a0maleeshiyaad isugu jiray al-qushaash&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20558,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-20557","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1621,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20557","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=20557"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20559,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20557\/revisions\/20559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/20558"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=20557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=20557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=20557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}