{"id":20649,"date":"2016-04-24T16:30:44","date_gmt":"2016-04-24T14:30:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20649"},"modified":"2016-04-24T16:30:59","modified_gmt":"2016-04-24T14:30:59","slug":"sawirro-madaxweynaha-maamul-goboleedka-bakool-sare-oo-garoowe-lagu-soo-dhoweeyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20649","title":{"rendered":"Sawirro: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Bakool Sare oo Garoowe Lagu Soo dhoweeyey"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 24-April-2016 waxa uu qado sharaf u sameeyey Madaxweynaha maamul goboleedka Bakool Sare\u00a0 Axmed Maxamed Mashruuc iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayey.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Waftiga ayaa waxaa kamid ahaa Ugaaska Guud ee Deenaadana Bakool Sare Ugaas Xuseen Ugaas Cabdi Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif iyo xubno ka tirsan maamulka Bakool Sare, sidoo kale dhinaca Puntland waxaa qado sharfta kasoo qayb galay guuddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka Puntland iyo xubno ka tirsan labada gole ee dawladda Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ujeedka socdaalka Madaxweynaha Bakool Sare iyo waftigiisa ayaa salka ku haya marti-qaad rasmi ah\u00a0 ay\u00a0 ka heleen Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas isla markaana ay doonayaan muddada ya ku sugan yihiin Puntland in ay ka faa\u2019iidaystaan waayo \u2013aragnimada gaamurtey ee dawladda Puntland ee dhinacyada dhismaha hay\u2019adaha dawladda iyo sarraynta sharciga ee ka jirta Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha Maamulka Bakool Sare ayaa kusimaha Madaxweynaha Puntland uga mahadcliyey sida qiimaha leh ee ay usoo dhoweeyeen iyo sidoo kale taageeradii ay dawladda Puntland hore ugu fidisay maamulka Bakool Sare xilligii ay u baahnaayeen garab istaagga ee la yagleelay.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Sidoo kale Madaxwyne Axmed Mashruuc waxa uu sheegay in uu doonayo Puntland in ay ka \u00a0wadatashadaan qaabkii maamulka Bakool Sare uu uga qayb-qaadan lahaa doorashada 2016-ka iyo qaabka xulista labada aqal ee baarlamaanka dawladda Federaalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu dambayntii Madaxweyne Axmed Maxamed Mashruuc ayaa sheegay in maamulka Bakool Sare uu markii hore ka tirsaan maamulka kumeel-gaarka ah ee Koonfur-Galbeed isla markaana ay aayohooda ka tashadeen markii ay maamulkaasi kala kulmeen caddaalad darro iyo gabbood fallo ka dhan ah xuquuqul aadanaha.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Kusimaha Madaxweynaha Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan Madaxweynaha Bakool Sare iyo waftigiisaba isla markaana ay dawladda Puntland diyaar u tahay inay soo dhoweyso dhammaan ummadda Soomaaliyeed maadaama ay tahay hooyada Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72846\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/IMG_6578.jpg\" alt=\"IMG_6578\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72847\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/IMG_6582.jpg\" alt=\"IMG_6582\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72848\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/IMG_6587.jpg\" alt=\"IMG_6587\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72849\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/IMG_6592.jpg\" alt=\"IMG_6592\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72850\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/IMG_6594.jpg\" alt=\"IMG_6594\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72851\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/IMG_6595.jpg\" alt=\"IMG_6595\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72852\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/IMG_6598.jpg\" alt=\"IMG_6598\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72853\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/IMG_6603.jpg\" alt=\"IMG_6603\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-72854\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/04\/IMG_6607.jpg\" alt=\"IMG_6607\" width=\"640\" height=\"426\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20650,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-20649","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1537,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20649","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=20649"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20649\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20652,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20649\/revisions\/20652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/20650"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=20649"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=20649"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=20649"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}