{"id":2068,"date":"2014-08-23T00:20:06","date_gmt":"2014-08-22T22:20:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2068"},"modified":"2014-08-23T00:20:06","modified_gmt":"2014-08-22T22:20:06","slug":"mustafa-dhuxuloow-oo-ku-hadlaya-magaca-xasan-culusoow-ayaa-sheegay-inay-soo-dhawaysay-goaamadii-kasoo-baxay-shirkii-madaxda-puntand","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2068","title":{"rendered":"Mustafa Dhuxuloow oo ku hadlaya magaca Xasan Culusoow ayaa sheegay inay soo dhawaysay go\u2019aamadii kasoo baxay shirkii madaxda Puntand"},"content":{"rendered":"<p>DFS ta Xasan Culusoow ayaa maanta sheegtay inay taageersan tahay go\u2019aamada kasoo baxay shir wada tashi oo Garowe ku dhexmaray madaxda Puntland \u00a0iyo Xildhibaano Baarlamaanka DF ka socday balse Puntland kasoo jeeda.<\/p>\n<p>Qoraal uu saxafada u diray wasiirka warfaafinta DF Mustafe Shiikh Dhuxulow ayaa lagu sheegay inay soo dhawaynayaan go\u2019aankan ayna diyaar\u00a0 u yihiin wax kasta oo la isku hay in lagu dhameeyo wada hadal iyo is-faham.<\/p>\n<p>Madaxwayne Gaas ayaa xiriirkii aan awalba sharciyada aan haysan \u00a0u jaray DFS ka dib markii Villa Xamar lagu saxiixay heshiis lagu damacsan yahay in lagu sameeyo mamul ka taliya Mudug iyo Galgaduud,kaasoo muran badan ay ka muujiyeen shacabka Puntland ee Gobalka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/625.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2069\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/625-300x224.jpg\" alt=\"625\" width=\"300\" height=\"224\" \/><\/a><\/p>\n<p>Shirka wadatashiga ah ee Garowe ka dhacay ayaa waxaa dowladda federaalka loogu sheegay inay\u00a0 wada hadalkan ka qayb gasho isla markasna ay goob joog ka nodaan beesha caalamka. Lagumana xusun qoraalka ka soo baxay Mustafa Dhuxuloow in ay shuruudaas aqbaleen iyo in kale.<\/p>\n<p>Dr Gaas ayaa waxaa saaran caadis lixaad leh oo kaga imaanaya Baarlamaanka Puntland \u00a0iyo shacabweynaha Puntland qaybihiisa kale duwan, ayagoo aaminsan in lagu daalay Xamar aana lagu jiri karin wixii lasoo maray 25 kii sano ee u dambaysay.<\/p>\n<p>Dr Gaas ayaa waxaa haysta laba daran mid dooro taaso tan koowaad tahay isagoo markii horeba qorshihiisu ahaa in uu jaranjar ka dhigto Puntland uu u maro Villa Xamar oo aysan jirin wax yaalaa. Laakiin wuxuu hada ku baraarugay in aysan xaalku sidii u qorshaysnayd uusan ahayn ee ay tahay in uu noqdo madaxweynaha Puntland iskana ilaawo Villa Xamar ama in lala xisaabtamo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Xafiiska wararka<\/p>\n<p><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>DFS ta Xasan Culusoow ayaa maanta sheegtay inay taageersan tahay go\u2019aamada kasoo baxay shir wada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2068","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2269,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2070,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2068\/revisions\/2070"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}