{"id":2074,"date":"2014-08-23T15:12:33","date_gmt":"2014-08-23T13:12:33","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2074"},"modified":"2014-08-23T15:14:40","modified_gmt":"2014-08-23T13:14:40","slug":"xog-dfs-ta-xasan-culusoow-oo-ay-ka-degiwayday-qodobadii-shirkii-wadotashiga-ee-20-kii-agoosto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2074","title":{"rendered":"Xog: DFS ta Xasan Culusoow oo ay ka degiwayday qodobadii shirkii wadotashiga ee 20 kii Agoosto"},"content":{"rendered":"<p><strong>Gaalkacyo (Pes): Dadka ku habsaday Xamar iyo hogaamiyahooda Xasan Culusoow ayey ka degiwaydaysidii caadada u ahayd qodobadii ka soo baxay shirkii wadotahiga ee 20 ka Agoosto. Sargaal ka tirsan xafiiska Culusoow ee Villa Xamar ayaa yiri mar uu la hadlay saxaafada in ayiri \u201d Puntland waxay maamushaa labo gobol iyo bar u dhiganta 13 % kaliya oo Soamalia \u00a0ka mid balse waxay doonaysaa in loola dhaqmo sidii in ay maamusho 50%\u201d Wuxuu kaloo intaa ku daray in ay dowladoodu aaminsan tahay inuusan jirin khilaaf wayn. Dastuurkii ay sheegeen in la bedelay waxaa loo saaray gudi arintan\u00a0 kale ee maamul u samayta Gobolada dhexena waa gardaro waxa ay Puntland ku diiday.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Sargaalka ayaa kusii daray isagoo yaaban in dhibka ugu wayn ee jiraa yahay Puntland oo aan xaqiiqada ogayn ama iska indho tiraysa!!! \u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waa yaabe ma waxay rabaan in lagula socdo in ay magaca Soomaaliya ay ku qaraabtaan oo iyaga kaliyah wax ku helaan sidaasna ay isku hor istaagaan in aysan Soomaaliya dowladi ka hanaqaadin<\/strong><\/p>\n<h2><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (Pes): Dadka ku habsaday Xamar iyo hogaamiyahooda Xasan Culusoow ayey ka degiwaydaysidii caadada u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2074","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1871,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2074"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2075,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2074\/revisions\/2075"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}