{"id":2076,"date":"2014-08-23T15:30:59","date_gmt":"2014-08-23T13:30:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2076"},"modified":"2014-08-23T15:31:42","modified_gmt":"2014-08-23T13:31:42","slug":"shaqaalaha-dowlada-puntland-oo-shaqayn-doona-8-saacadood-halka-markii-ay-shaqayn-jireen-6-saac-ama-kaba-yar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2076","title":{"rendered":"Shaqaalaha dowlada Puntland oo shaqayn doona 8 saacadood halka markii hore ay shaqayn jireen 6 saac ama kaba yar"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (Pes): Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa qoraal uu soo saaray ku amray dhamaan wasaaradaha dowlada Puntland in mudo 8-saac\u00a0ah u adeegaan muwaadiniinta Puntland.<br \/>\nMadaxweyne Dr Gaas ayaa qoraalkaasi ku sheegay in shacabka Puntland ay u baahanyihiin in loo qabto adeegyada Bulshada ee daruuriga ah, si taa loogaaran ay khasab tahay in wasaaradahu bixiyaan adeegayada dadweynaha mudo 8-sac adood ah, maadaama ay dowlada horyaalaan howlo adag.<br \/>\nGo\u2019amaadkan cusub ee ka soo baxay dowlada ayaa noqonaya mid saamayn ku yeesha dhamaan shaqaalaha dowlada oo lagu dhaliili jiray in ay wax aad u yar shaqeeyaan ama sooba shaqo tagin. Wuxuu abuurayaa kaljar shaqo oo cusub una baahan in dadka lagu baraarujiyo.<\/p>\n<p><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (Pes): Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa qoraal uu soo saaray ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2076","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1844,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2076"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2078,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2076\/revisions\/2078"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}