{"id":20864,"date":"2016-04-30T23:20:23","date_gmt":"2016-04-30T21:20:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20864"},"modified":"2016-04-30T23:22:52","modified_gmt":"2016-04-30T21:22:52","slug":"daawo-barnaamij-rw-dfs-oo-baarlamaanka-ka-codsadey-inay-meel-mariyaan-hanaanka-doorashada-ee-lagu-heshiiyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20864","title":{"rendered":"Daawo Barnaamij: RW DFS oo Baarlamaanka ka codsadey inay meel mariyaan hanaanka Doorashada ee lagu Heshiiyey"},"content":{"rendered":"<p>30 April 2016 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo maanta horgeeyey Baarlamaanka DFS Heshiiskii Doorashada ee ay Soomaalidu ku Heshiisey ayaa\u00a0ka Codsaday Xildhinbaanada inay Ansixiyaan Heshiiskaas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/217-8l.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-19546\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/217-8l.jpg\" alt=\"217-8l\" width=\"441\" height=\"294\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/217-8l.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/217-8l-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/217-8l-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/217-8l-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/03\/217-8l-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 441px) 100vw, 441px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Raysul Wasaare Cumar ayaa yiri \u201cWaxaan ka codsanayaa Baarlamaanka, iyaga oo eegaya duruufaha ka jira dalka, waqtiga oo gabaabsi ah iyo howsha baaxadda leh ee dhiman in aad ansixisaan Hanaanka doorasho ee lagu keenay wada xaajood Siyaasadeed oo ku saleysnaa go\u2019an wadar ogol ah oo ay qaateen Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawlad Gobolleedyada Xubnaha ka ah\u201d.<\/p>\n<p>Raysul Wasaaraha ayaa aad ugu dheeraaday ka hadalka Heshiiskii DFS iyo Puntland ay Bishan April 3dii ku gaareen Caasimada Puntland ee Garowe isagoo xusay inuu Heshiiskaasi uu sal u yahay Hanaanka Doorashada ayna Taageereen UN-ka, Urur Goboleedka IGAD, AU iyo dhamaan Beesha Caalamka.<\/p>\n<p>Guddoonka Baarlamaanka DFS Jawaari ayaa ka codsaday Xildhinbaanada inay soo akhriyaan qorshahan, maalinta Isniinta ah ee soo socotana laga doodo\u00a0go\u2019aanka ka gaarista qorshaha guud ee Hannaanka Doorasho.<\/p>\n<p>Qubadda\u00a0Raysul Wasaaraha waxay ka bilaabanaysaa daqiiqadda 15aad<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/S9oXGaYixhQ\" width=\"640\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>30 April 2016 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo maanta horgeeyey Baarlamaanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19546,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-20864","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1622,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20864","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=20864"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20868,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20864\/revisions\/20868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/19546"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=20864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=20864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=20864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}