{"id":20885,"date":"2016-05-01T10:51:11","date_gmt":"2016-05-01T08:51:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20885"},"modified":"2016-05-01T10:51:45","modified_gmt":"2016-05-01T08:51:45","slug":"wafuud-ka-socda-igad-talyaaniga-oo-bosaso-maanta-laga-sugayo-garoonka-bosaso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=20885","title":{"rendered":"Garoonka Bosaso: Wafuud ka socda IGAD &#038; Talyaaniga oo Bosaso maanta laga sugayo"},"content":{"rendered":"<p>1 May 2016 (puntlandes) Waxaa Xarunta Ganacsiga Puntland ee Bosaso lagu sugaa \u00a0maanta oo Axad ah inay soo gaaraan wafuud heer Caalami ah iyo Soomaali isugu jira.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-1b10.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-20886\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-1b10.jpg\" alt=\"222-1b10\" width=\"489\" height=\"373\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-1b10.jpg 740w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-1b10-300x229.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-1b10-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-1b10-292x223.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-1b10-638x486.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 489px) 100vw, 489px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wafuudan ayaa u imanaysa Bosaso ka qayb galka xaflada lagu Dhagax dhigayo balaarinta ama dhismaha wajiga labaad ee Airport-ka Bosaso, taasoo ka dhacaysa halkaas.<\/p>\n<p>Wafdiyada ayaa waxay kala yihiin Madaxda ka socota IGAD iyo wafdi ka socda dowladda Talyaaniga.<\/p>\n<p>Dhaqaalaha ku baxaya dhismaha wajiga labaad ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo ah 20-Malyan.oo doolar ayaa waxaa ku deeqay dowladda Talyaaniga iyadoona soo marsiisey urur gobaleedka \u202aIGAD.<\/p>\n<p>Sida ay ogaatay Warbaahinta Puntlandes \u00a0dhameystirka Garoonka Diyaaradaha Bosaso ayaa waxa uu ka kooban ayahy:<\/p>\n<ul>\n<li>1KM runway oo lagu darayo iyadoo uu hada Runwaygu yahay 2,6KM noqona doona 3,6KM<\/li>\n<li>Runway, oo Nalal la gelin doono si ay Diyaaraduhu Habeenkii u Isticmaalaan<\/li>\n<li>Parking, Terminal<\/li>\n<\/ul>\n<p>Waa talaabo dhanka Horumarka ah oo ay Puntland ay Qaaday iyadoo uu Garoonka Diyaaradaha Bosaso noqonayo mid ay wax walba u dhamaystiran yihiin.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1 May 2016 (puntlandes) Waxaa Xarunta Ganacsiga Puntland ee Bosaso lagu sugaa \u00a0maanta oo Axad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20886,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-20885","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1720,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=20885"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":20889,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/20885\/revisions\/20889"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/20886"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=20885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=20885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=20885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}