{"id":2093,"date":"2014-08-24T18:28:55","date_gmt":"2014-08-24T16:28:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2093"},"modified":"2014-08-25T17:39:06","modified_gmt":"2014-08-25T15:39:06","slug":"goormu-xornimo-caddaladeed-helaya-gobolka-mudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2093","title":{"rendered":"Goormu Xornimo Caddaladeed Helaya Gobolka Mudug!"},"content":{"rendered":"<p>Musuqmaasuq caddaalad\u00a0xumo\u00a0laxisaabtan la,aan\u00a0 xil lagu murmo iyo xil u xiran hal shaqsi\u00a0\u00a0dhaqaalo xumo iyo horu socod la\u2019aan bulsho ismaqal la\u2019an\u00a0iyo xilal\u00a0Qabiil Ilaalsado \u00a0waxayasaageed ka reebtay Gobolkii\u00a0\u00a0ugu Muhiimsanaa ee Dawladda Puntland waa Gobolka Mudug ee Magaallo madaxdixdiisuna\u00a0\u00a0\u00a0tahay Galkacaayo.<\/p>\n<p>Dhammaan ummadda Soomaalidda\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0ku dhacday Caddaalaad\u00a0\u00a0daro ay gacmahooda\u00a0isku Gaysten ka soo bilow\u00a0\u00a0ilaa markii xornimadda la qaatay ilaa manta oo ah qarniga 21,naada\u00a0\u00a0Dadka Soomaalidda\u00a0waxaa \u00a0asaagood \u00a0ka reebay \u00a0caddaalad xumo iyo nin jaclaysi aan qiil loohayn oo ah qaran dumis iyo dib dhac bulsho Galakacaayo waxay ka hartay Gobolladda kale ee Puntland \u00a0waxaana ugu wacaan \u00a0caddaalad \u00a0xumo \u00a0baahsan oo aan qiil lahayn\u2026<\/p>\n<p><strong>Istiraatijiyadda Gobolka Mudug uu Puntland u leyahay<\/strong><\/p>\n<p>Gobolka Mudug wuxuu\u00a0\u00a0xuduud la leeyahay Gobolladda\u00a0\u00a0dhexe ee Soomaaliya\u00a0\u00a0dhanka Galbeedka wuxuu\u00a0\u00a0xuduud la wadaagaa Kilirka shanaad\u00a0\u00a0dhanka waqooyiga\u00a0bari\u00a0\u00a0waxaa ka xigta Casimadda Puntland ee\u00a0\u00a0Garoowe..<\/p>\n<p>Waxaan ula jeeda waa Gobolka kaliya ee Puntland\u00a0\u00a0katirsan ee leh Istiraatijid caalamiya iyo fursado qaaliya oo dhan kastaba leh\u00a0\u00a0hadii ay noqon lahayd dhanka Ganacsiga iyo xatarad bulshaba Hayeeshee\u00a0\u00a0dadka dagaan\u00a0\u00a0Gobolka\u00a0\u00a0ayaa curyaamiyey xitaa dawladda dhexe ee\u00a0\u00a0Puntland ayaa\u00a0\u00a0\u00a0iska ilowday G,Mudug mamulka Gobolka lama saxo mashaariic lama keeno\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0maxay sababtu?..<\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Fursado aan looga faa,iidayn Gobolka<\/strong><\/p>\n<p>Gobolka Mudug\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0gobolka kaliya ee ah\u00a0\u00a0midka\u00a0\u00a0ugu dabeeya\u00a0\u00a0Gobolladda Puntland\u00a0hadii ay noqon lahayd\u00a0\u00a0caddaaladda\u00a0\u00a0dhaqaalaha iyo Mamul manaaga\u00a0\u00a0\u00a0kamana\u00a0\u00a0jiraan\u00a0\u00a0wax\u00a0\u00a0mamul\u00a0\u00a0wanaaga ama\u00a0\u00a0isla xisaabtan ku dhisan hab Dawliya\u00a0\u00a0waxaa kale oo dayacay tajiriintii ama Ganacsatatii oo intoota banadan iska guuray ma la is waydiiyey yaa hormarinaya Gobolka?.<\/p>\n<p><strong>16 Sano kadib maxaa laga sugayey Mudug\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Galkacaayo\u00a0\u00a0inta ay kataliso Dawladda Puntland \u00a0 waxaa\u00a0\u00a0laga sugayey\u00a0\u00a0inay ka dhigto Gobolka\u00a0ugu khayraadka fiicaan uguna siyaasada\u00a0\u00a0fiicaan\u00a0\u00a0\u00a0waayo\u00a0\u00a0waa\u00a0\u00a0Gobol muhiim u ah Dawladda Puntland\u00a0\u00a0waana\u00a0\u00a0Gobol\u00a0\u00a0ah Istiraatiji marka loo eego fursadaha uu leeyahay laakiin waxaa \u00a0dayacay Dawladda Puntland \u00a0aqoonyahanka iyo wax garadka Gobolka oo iska fiirsanaaya \u00a0dib dhaca ku socoda Bulshadda \u00a0Gobolka Mudug qayntiisa \u00a0Puntland\u2026.<\/p>\n<p>16,\u00a0\u00a0Lix iyo tobankii Puntland jirtay Mudug\u00a0\u00a0waxaa\u00a0\u00a0guddoomiye\u00a0\u00a0ka ah\u00a0\u00a0hal beel oo ka mida beellaha Gobolka wada\u00a0\u00a0daga\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0waxayna\u00a0\u00a0taasi keentay\u00a0\u00a0cadaalaad xumo\u00a0\u00a0ku saabsan hab qaybsiga\u00a0\u00a0\u00a0siyaasigaa ee Gobolka.<\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Maaliyadda Gobolka<\/strong><\/p>\n<p>Dhanka\u00a0\u00a0maaliyada Gobolka waxaa dhaxaal tooyo u haysta\u00a0\u00a0hal shaqsi kaasoo ah\u00a0\u00a0mid aan cidna la xisaabtamin Madaxwayne\u00a0\u00a0kasta oo yimaada Puntlanda uusan taaban\u00a0\u00a0soo\u00a0\u00a0caddaalad xumo mahan\u00a0\u00a0arintaas? Soo\u00a0\u00a0kuma sifoobayso\u00a0\u00a0\u00a0baadi kuku\u00a0\u00a0raagtay\u00a0\u00a0waxaad\u00a0\u00a0moodaa xoolahaaga\u00a0\u00a0qaybta\u00a0\u00a0maaliyadda\u00a0\u00a0Gobolka Mudug\u00a0\u00a0waxay noqotay\u00a0\u00a0meel Nin iska leeyahay taas\u00a0\u00a0oo ceeb iyo foolxumo ku ah Dawlada Puntland wana \u00a0tan keentay \u00a0inaan Gobolku ka hor marin dhanka mashaariicada dawligaa.<\/p>\n<p><strong>Garoonka\u00a0\u00a0diyaaradahha<\/strong><\/p>\n<p>Dhanka Garoonka Diyaaradaha\u00a0\u00a0\u00a0wuxuu noqday mid aad\u00a0\u00a0uga dabeeya\u00a0\u00a0garoomadda\u00a0\u00a0Puntland\u00a0\u00a0wuxuuna\u00a0\u00a0noqday midka\u00a0\u00a0ugu dhaqaalaha yar ama ugu adeega yar waxaana sabab\u00a0\u00a0u`ah mamul xumadda ka jirta Gobolka mudug iyo inay iska haystaan melleesho u ababulan qaab qabiil taasoo<\/p>\n<p>ah\u00a0fool xumo iyo caddaalad daro ka jira Gobolka waxaase \u00a0wili la sugaya isbadalka uu ku samayn doono Madaxwayne Gaas \u00a0mise wuxuu \u00a0mari doonaa madaxdii ka horaysay wadadii ay mareen ee ahayd \u00a0dusha ka eeg Mudug \u00a0 waxana ha u qaban?.<\/p>\n<p><strong>Ciidanka Gobolka\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Dhanka\u00a0\u00a0Ciidamadda\u00a0\u00a0qalabka sida ee Gobolka Mudug ayaa\u00a0\u00a0waxay\u00a0\u00a0xili kastaa kacawdaan mushaar la`aan\u00a0\u00a0inta badaana nabad galyo darada ka jirta Gobolka\u00a0\u00a0waxaa sabab u ah\u00a0\u00a0Ciidankii Gobolka oo aan helin mamuuskii\u00a0\u00a0ciidanimo taas oo marar badaan keentay inay isku badalaan Maleesho Beeleed wixii ay doonana sameeya\u00a0\u00a0mamamul xumo so mahan\u00a0\u00a0goormaase gobolku ka baxaya ?.<\/p>\n<p><strong>\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Gunaanad<\/strong><\/p>\n<p>Ugu dabayntii\u00a0\u00a0\u00a0waxaan tallo ku so jeedin lahaa\u00a0\u00a0in Madaxwaynaha Dawladda Puntland uu fiiro gaara\u00a0\u00a0ku eego Gobolka Mudug oo ah Gobol Muhiimiyad gaara u leh Puntland waa in Xukumadda hada jirtaa waa\u00a0inay Gobolka mudug ku samayso isbadal\u00a0\u00a0dhan kastaa waana in lala xisaabtamo dhammaan\u00a0\u00a0shaqsi yaadka curyaamiyey Gobolkii\u00a0\u00a0ugu muhiimsanaa Puntland ugna istiraatijisana<\/p>\n<p>Waxaan kale uu baaq \u00a0fariin u dirayaa Bulshadda Gobolka mudug inay ka taliyaan \u00a0aayaha \u00a0Gobolka oo ay ku fekeraan sidii ay \u00a0u hor marin lahayeen Gobolka \u00a0sidookale \u00a0waa inay qurba joogtu ka qayb qataan hormarka Gobolka Mudug\u2026<\/p>\n<p><strong>Dhammaad<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxaa\u00a0\u00a0qoray Cabdinuur Faarax Maxamud<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"mailto:email-guuleed72@hotmail.com\"><strong>email-guuleed72@hotmail.com<\/strong><\/a><\/p>\n<p>Xigasho:Allidamaale.com<\/p>\n<h2><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/h2>\n<h2><\/h2>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musuqmaasuq caddaalad\u00a0xumo\u00a0laxisaabtan la,aan\u00a0 xil lagu murmo iyo xil u xiran hal shaqsi\u00a0\u00a0dhaqaalo xumo iyo horu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4,1],"tags":[],"class_list":["post-2093","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-maqaallo","category-okategoriserade"],"views":3609,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2093","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2093"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2095,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2093\/revisions\/2095"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}