{"id":21088,"date":"2016-05-05T14:08:20","date_gmt":"2016-05-05T12:08:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21088"},"modified":"2016-05-05T14:08:20","modified_gmt":"2016-05-05T12:08:20","slug":"dhagayso-faahfaahin-ku-saabsan-iska-horimaadkii-maanta-bosaso-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21088","title":{"rendered":"Dhagayso: Faahfaahin ku saabsan Iska horimaadkii maanta Bosaso ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p>5 May 2016 (Puntlandes) Iska horimaad maanta ka dhacay Bosaso ayaa waxaa ku dhaawacantay 5 askeri iyo Taliye kuxigeenka Ciidanka Birmadka Cali oo ku magac dheer Cali Xuun , sarkaal ka tirsan Ciidanka Puntland oo isna lagu magacaabo Cabdi Saciid Cadde iyo Wasiirka Amniga Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-4d3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-21089\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-4d3.jpg\" alt=\"222-4d3\" width=\"639\" height=\"369\" \/><\/a><\/p>\n<p>Iska horimaadkan oo dhexmaray Ilaalada Taliyaasha ciidamada Booliska &amp; Ilaalada Taliyaha Birmadka ee dawladda Puntland, sidaasna waxaa Radio Daljir u sheegay Taliyaha qeybta Booliska ee gobalka Bari Cabdixakiim Yuusuf Xuseen.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa sheegay in la hakiyey xaaladda, isla markaasna hadda xaaladu degan tahay, wuxuuna sheegay in ay hadda nabadgalyaddu caadi tahay, aysana jirin laba saf oo loo dagaalamay.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa qiray in ay dhaawac yihiin Wasiirka Amniga Puntland Cabdi Xirsi Qarjab &amp; Labo Sarkaal oo katirsanaa ciidamada Booliska &amp; Birmadka ee dawladda Puntland.<\/p>\n<p>Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in Cabdi Saciid Cadde ay xaaladiisu tahay mid halis ah ka gadaal markii xabaddu ay ka haleeshay kilyaha dhiiguna gudaha ugu noqday.<br \/>\nDhagayso<br \/>\n<!-- [if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]--><br \/>\n<audio id=\"audio-234354-1\" class=\"wp-audio-shortcode\" style=\"width: 100%;\" preload=\"none\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/A_BOSASO.mp3\" \/><a href=\"http:\/\/puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/A_BOSASO.mp3\">http:\/\/puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/A_BOSASO.mp3<\/a><\/audio><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 May 2016 (Puntlandes) Iska horimaad maanta ka dhacay Bosaso ayaa waxaa ku dhaawacantay 5&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-21088","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1577,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21088","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=21088"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21088\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21091,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21088\/revisions\/21091"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=21088"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=21088"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=21088"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}