{"id":2109,"date":"2014-08-26T17:47:34","date_gmt":"2014-08-26T15:47:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2109"},"modified":"2014-08-26T17:54:17","modified_gmt":"2014-08-26T15:54:17","slug":"xasan-culusoow-oo-magacaabay-wax-uu-ugu-yeeray-guddiga-dhismaha-maamulka-gobollada-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2109","title":{"rendered":"Xasan Culusoow oo magacaabay wax uu ugu yeeray guddiga dhismaha maamulka Gobollada Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo ka soo baxay kooxda Xasan Culusoow ayaa lagu sheegay maanta in lagu magacaabay guddiga farsamo ee maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>Liiskan o oka kooban 27-xubnood ayaa waxay magacyadoodu kala yihiin:<\/p>\n<p>01. Cismaan Ciise Nuur<br \/>\n02. Xaliima Ismaaciil Ibraahim<br \/>\n03. Daahir Xasan Guutaale<br \/>\n04. Cabdi Faarax Jaamac<br \/>\n05. Dr. Khaliif Xirsi Cali<br \/>\n06. Iimaan Xasan Jiiroow<br \/>\n07. Daahir Wehliye Siyaad<br \/>\n08. Maryan Cabdi Geeddi<br \/>\n09. Cabdullaahi Cabdi Cabdulle<br \/>\n10. Maxamed Axmed Maxamuud<br \/>\n11. Cabdullaahi Maalin Gaafow<br \/>\n12. Axmed Dubad Cali<br \/>\n13. Cumar Maxamuud Mahad-Alle<br \/>\n14. Cabdiraxmaan Maxamuud Macalin.<br \/>\n15. Cumar Cali Rooble<br \/>\n16. Maxamuud Aadan Cusmaan<br \/>\n17. Cabdullaahi Muuse Maxamed<br \/>\n18. Maxamed Xaashi Cabdi (Garabey)<br \/>\n19. Cabdi Daahir Maxamed Xareed<br \/>\n20. Durraan Cali Farey<br \/>\n21. Farxiyo Afweyne Sheekh \u2013doon<br \/>\n22. Xareed Cali Xareed<br \/>\n23. C\/nuur Macali Maxamuud<br \/>\n24. Cowke Xaaji Cabdiraxmaan<br \/>\n25. Khadiijo Cadaan Cusmaan<br \/>\n26. Juneyd Ismaaciil Cigalle<br \/>\n27. Cabdullaahi Xuseen Cali<\/p>\n<p><strong>Shaqada Gudi ku sheega<\/strong><\/p>\n<p>Guddigan ayaa la sheegay inay ka shaqeyn doonaan qaabkii lagu boobi lahaa Gobolka Mudug oo Puntland ka taliso, sidoo kalena waxay abaabuli doonaan colaad ka hurta degaanadaas nabdoon. Waxaana kooxdan hormuud u ah Xasan Culusoow, Cabdiqaybdiid, Axmed Diiriye iyo Oday Xaad.<\/p>\n<p>Magacaabidda guddigan ayaa waxay ku soo aadaysaa xilli Villa Xamar lagu saxiixay 30-kii bishii july wax loogu yeeray heshiis lagu dhisayo maamul ay yeeshaan labada Gobol ee Mudug iyo Galgaduud.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Dowlada Puntland<\/strong><\/p>\n<p>Waxay qaadatay kooxda Xasan Culusoow wado dagaal iyadoo si cad u rabta in ay u boobto Gobol ka mid ah Puntland aysana maamulin kooxda Culusoow. Dowlada Puntland iyo shacabkeeduba waxay cadeeyeen insan yeeli doonin in la boobo dhulkooda isla markaasna lagu tunto dastuurkii ummaddu ku heshiisay.<\/p>\n<p>Waxay ahayd 31 dii july markii dowlada Puntland ay xiriirkii awalba sharcidarada ahaa u jartay Xasan Culussow iyadoo si cad u cadaysan in aysan ogolaandoonin in Mudug la boobo.<\/p>\n<p>20 kii agoosto waxaa caasimada Puntland ee Garowe ka soo baxay digniin kama dambays ah loogana digay damaca xun ee reer Culusoow rabaan in ay ku boobaan Gobolka Mudug. Waxaa kaloo loogu baaqay fagaare ay beesha caalamka goobjoog ka tahay in lagula xisaabtamo xasan Culusoow lakiin sidii hore loo sii ogaa ayey ku sii socdaan reer Culusoow ismaqiiqii.<\/p>\n<p>Su,aasha dad badan iswaydiinayaan waa maxay tahay talaabada ay qaadayso xukuumada Gaas?<\/p>\n<p><strong>Xafiiska wararka<\/strong><\/p>\n<p><strong>Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo ka soo baxay kooxda Xasan Culusoow ayaa lagu sheegay maanta in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2109","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2070,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2109","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2109"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2109\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2112,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2109\/revisions\/2112"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2109"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2109"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2109"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}