{"id":21249,"date":"2016-05-10T13:00:01","date_gmt":"2016-05-10T11:00:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21249"},"modified":"2016-05-10T13:00:01","modified_gmt":"2016-05-10T11:00:01","slug":"dhageyso-wasaaradda-shaqada-dfs-oo-shaacisay-diiwaan-gelinta-shaqaale-loo-qaadayo-sucuudiga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21249","title":{"rendered":"Dhageyso: Wasaaradda Shaqada DFS oo shaacisay diiwaan gelinta shaqaale loo qaadayo Sucuudiga"},"content":{"rendered":"<p>10 May 2016 (Puntlandes) Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee DFS ayaa ku dhawaaqday bilaabashada diiwaan gelinta shaqaale Soomaali ah oo loo dirayo dalka Sucuudiga, kuwaasoo noqonaya Gabdho u adeega Dadka dalkaasi inkastoo ay DFS sheegatay inay ka kooban yihiin qaybaha kala duwan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-8a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-21251\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-8a1.jpg\" alt=\"222-8a1\" width=\"447\" height=\"429\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Cismaan Libaax Ibraahim oo shir jaraa\u2019id maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay in shirkado loo fasaxay billaabista shaqaalaha loo qaadayo dalka Sucuudiga.<\/p>\n<p>Wuxuu intaasi ku daray in dufcadda ugu horeysa ay noqon doonto tiro dhan 2000 (Laba kun) oo shaqaale ah oo ka kooban qaybaha kala duwan, waa siad auu sheegaye.<\/p>\n<p>DFS ayaa ku tilmaantay Fursad ay heleen Dhalinyarada \u201dSoomaaliyeed2 inkastoo shacabka Soomaaliyeed ay aad uga walwalsan yihiin in Gabdhahooda loo geeyo Sacuudiga iyadoo la wada ogyahay tacadiyada ka dhanka ah Bini\u2019aadamninima ee ka dhaca Sacuudiga, loona gaysto Gabdhaha ka shaqeeya guryahooda.<\/p>\n<p>DFS ayaa intaas ku dartay inay Dhalinyaro gaaraysa 50\u00a0000 (Konton kun ) ay u dhoofin doonaan Boqortooyada Sucuudiga.<\/p>\n<p>Dhagayso<br \/>\n<!-- [if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]--><br \/>\n<audio id=\"audio-234354-1\" class=\"wp-audio-shortcode\" style=\"width: 100%;\" preload=\"none\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/a.mp3\" \/><a href=\"http:\/\/puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/a.mp3\">http:\/\/puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/a.mp3<\/a><\/audio><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 May 2016 (Puntlandes) Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee DFS ayaa ku dhawaaqday bilaabashada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-21249","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1604,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=21249"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21252,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21249\/revisions\/21252"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=21249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=21249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=21249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}