{"id":21253,"date":"2016-05-10T19:43:55","date_gmt":"2016-05-10T17:43:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21253"},"modified":"2016-05-10T19:44:07","modified_gmt":"2016-05-10T17:44:07","slug":"sawirro-dhagayso-madaxweynaha-puntland-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay-kana-tacsiyeeyey-geeridii-ku-timi-ugaas-ciise-ugaas-cabdulle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21253","title":{"rendered":"Sawirro-Dhagayso: Madaxweynaha Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay, kana Tacsiyeeyey Geeridii ku timi Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee magaalada Jabuuti kaga qayb galay caleemo saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta 10-May-2016 dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa waxaa garoonka caalamiga ah ee Boosaaso kusoo dhoweeyey Wasiiro, Xildhibaano, maamulka gobolka Bari, kan degmada Boosaaso, Agaasimayaal ka tirsan Madaxtooyada dawladda Puntland, saraakiisha ciidanka iyo dadweyne kale oo aad u tiro badan.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha ayaa salaan\u00a0 iyo soo dhoweyn kadib waxaa loo soo gudbiyey qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland ee Boosaaso \u00a0halkaas oo uu Madaxweynuhu kula hadlay warbaahinta qaybeheeda kala duwan, \u00a0isla markaaana uga warbixiyey safarkiisii.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in magaalada Jabuuti ay kaga qayb galeen isaga iyo wafdigiisuba caalemo saarkii Madaxweynaha dalkaasi isla markaana ay kala kulmeen dadka reer Jabuuti iyo dawladdoodaba soo dhoweyen aad u heer sarraysa.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in uu kula kulmay magaalada Jabuuti madax badan oo ka tirsan dawladda Jabuuti isla markaana ay ka wada hadleen sii amba qaadidda xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya dawladda Puntland iyo dawladda \u00a0Jabuuti iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha ee labada dhinac.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa sidoo kale dadka reer Puntland ugu baaqay\u00a0 in ay u diyaar garooban marxaladda cusub ee uu wajihi doono dalka Soomaaliya oo ay ugu weyn tahay dib u eegista Dastuur iyo doorashooyinka dalka ka qabsoomi doona.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u201cwaxaa soo socda waqti adag oo dalka Soomaaliya uu marxalad kala guur ah wajihi doono ,waxaana \u00a0rajeynayaa in marxaladdaasi sida ay tahay loo wajoho, dadka reer Puntland-na meel walba oo ay joogaan ay u diyaar garoobaan ka qayb galka isbeddelka ka dhici doona \u00a0Soomaaliya 2016-ka,\u00a0 hadday ahaan lahayd mid Dastuur iyo hadday ahaan lahayd mid doorashoba\u201dayuu Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu dambayn, \u00a0Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, eheladii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle Ugaas Cali isla markaana waxa uu sheegay in ay dawladda Puntland u dirayso wafdi ka qayb geli doona Aaska Ugaaska oo ka dhici doona magaalada Caabud-waaq ee gobolka Galguduud.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u201cwaxaan halkaan uga tacsiyeynayaa qoyskii, eheladii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed geeridii ku timi Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle Ugaas Cali, waxaan Eebbe uga baryayaa in uu qabriga u waasiciyo, samir iyo iimaanna ka siiyo idil ahaan ummadda Soomaaliyeed\u201dayuu yiri Madaxweyne Dr. Gaas.<\/p>\n<p>Halkaan ka dhegeyso Codka Madaxweynaha<br \/>\n<!-- [if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]--><br \/>\n<audio id=\"audio-234354-1\" class=\"wp-audio-shortcode\" style=\"width: 100%;\" preload=\"none\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/Codka-Madaxweynaha-12.mp3\" \/><a href=\"http:\/\/puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/Codka-Madaxweynaha-12.mp3\">http:\/\/puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/Codka-Madaxweynaha-12.mp3<\/a><\/audio><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73746\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8177.jpg\" alt=\"IMG_8177\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73747\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8180.jpg\" alt=\"IMG_8180\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73748\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8181.jpg\" alt=\"IMG_8181\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73749\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8185.jpg\" alt=\"IMG_8185\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73750\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8190.jpg\" alt=\"IMG_8190\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73751\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8195.jpg\" alt=\"IMG_8195\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73752\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8199.jpg\" alt=\"IMG_8199\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73753\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8203.jpg\" alt=\"IMG_8203\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73754\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8211.jpg\" alt=\"IMG_8211\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73755\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8215.jpg\" alt=\"IMG_8215\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73756\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8218.jpg\" alt=\"IMG_8218\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73757\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8221.jpg\" alt=\"IMG_8221\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73758\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8222.jpg\" alt=\"IMG_8222\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73759\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8223.jpg\" alt=\"IMG_8223\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73760\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8225.jpg\" alt=\"IMG_8225\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73761\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8227.jpg\" alt=\"IMG_8227\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73762\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8231.jpg\" alt=\"IMG_8231\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73763\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8232.jpg\" alt=\"IMG_8232\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73764\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8234.jpg\" alt=\"IMG_8234\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73765\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8235.jpg\" alt=\"IMG_8235\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73766\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8237.jpg\" alt=\"IMG_8237\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73767\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8240.jpg\" alt=\"IMG_8240\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73768\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8242.jpg\" alt=\"IMG_8242\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73769\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8243.jpg\" alt=\"IMG_8243\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73770\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8259.jpg\" alt=\"IMG_8259\" width=\"640\" height=\"426\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-73771\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/IMG_8261.jpg\" alt=\"IMG_8261\" width=\"640\" height=\"426\" \/><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ee magaalada Jabuuti&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-21253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1334,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=21253"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21256,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21253\/revisions\/21256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/21255"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=21253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=21253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=21253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}