{"id":21469,"date":"2016-05-17T13:11:37","date_gmt":"2016-05-17T11:11:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21469"},"modified":"2016-05-17T13:11:37","modified_gmt":"2016-05-17T11:11:37","slug":"warbaahinta-puntlandes-oo-akhristayaasheeda-dib-ugu-soo-daabacday-sawiradii-xafladii-soo-dhawaynta-agaasimaha-ciidanka-badda-puntland-ee-ka-dhacday-magaalda-gothenburg-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21469","title":{"rendered":"Warbaahinta Puntlandes oo Akhristayaasheeda dib ugu soo daabacday Sawiradii &#038; Xafladii soo dhawaynta Agaasimaha Ciidanka Badda Puntland ee ka dhacday Magaalda Gothenburg ee dalka"},"content":{"rendered":"<p>Warbaahinta Puntlandes oo Akhristayaasheeda dib ugu soo daabacday Sawiradii &amp; Xafladii soo dhawaynta Agaasimaha Ciidanka Badda Puntland ee ka dhacday Magaalda Gothenburg ee dalka.<\/p>\n<p>Xafladaas sida heerka sare ah loo soo Agaasimay ayaa waxaa soo qaban qaabiey iskuna soo dubariday Cabdirisaaq Garwayne, Mahad Bacalwaan, Istaahil Maxamed Jaamac. Dhanka xiriirinta shirka waxaa si hufan u daadihinayey\u00a0Cabdicasiis Geeraare.<\/p>\n<p>Xafladaas \u00a0oo ka dhacdau xaafada G\u00e5rdsten ee magaalada Gothenburg ayaa waxaa kasoo qayb galay dad aad u fara badan oo ka kooban Jaaliyada qaybaheeda kala duwan.<\/p>\n<p>Waxaa ka mid ahaa waxgaradkii ka hadlay Munasabadda <strong>IIMAAM Cabdulqaadir<\/strong>, Cali Maxamed Idiris\u00a0 Calidashiishe , Axmed Maxamed, Xirsi Cabdi Oog iyagoo ku hadlayey magaca Jaaliyadda waxay dhamaantood si isku mid ah ugu soo dhaweeyey Magaalada Gothenburg ee dalka Sweden Agaasimaiha Ciidanka Badda Puntland\u00a0 Cabiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan.<\/p>\n<p class=\"entry_title\"><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21352\" target=\"_blank\">Sawiro-Faahfaahin: Xafladii soo dhawaynta Agaasimaha Ciidanka Badda Puntland ee ka dhacday Magaalda Gothenburg ee dalka<\/a><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/I6pW_WosgLo\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta Puntlandes oo Akhristayaasheeda dib ugu soo daabacday Sawiradii &amp; Xafladii soo dhawaynta Agaasimaha Ciidanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21353,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-21469","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1275,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21469","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=21469"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21470,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21469\/revisions\/21470"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/21353"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=21469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=21469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=21469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}