{"id":21544,"date":"2016-05-19T08:28:55","date_gmt":"2016-05-19T06:28:55","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21544"},"modified":"2016-05-19T08:28:55","modified_gmt":"2016-05-19T06:28:55","slug":"diyaarad-ka-soo-duushay-paris-oo-leeyahay-laga-masar-oo-la-layahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21544","title":{"rendered":"Diyaarad ka soo duushay Paris oo  leeyahay laga Masar oo la la\u2019yahay"},"content":{"rendered":"<p>19 May 2016 (Puntlandes) Diyaaradda EgyptAir oo Xalay Saacada Soomaaliya 12kii Habeenimo kasoo duushay Magaalada Paris una socotay Cairo ee dalka Maras ayaa lagu waayay badda Medditerranean-ka.<span id=\"more-46012\"><\/span><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-6b-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-21545\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-6b-1.jpg\" alt=\"223-6b\" width=\"656\" height=\"369\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka diyaaradan ayaa laga waayay Raadaarka, xilli ay mareysay Badda Meditarrean-ka, isla markaana 10 Mile u jirtay Hawada Masar ayna Saacada Soomaaliya ay ahayd 3:30 Subaxnimo.<\/p>\n<p>Diyaarada ayaa waxaa saarnaa 56 rakaab iyo 10 shaqaale, waxaana u dhadhay dakla Faransiiska ERakaab gaaraya 15 Ruux intaas in la mid ahna ay u dhalatay dalka Maras halka ay inta soo harta ay u dhalatay 9 wadan oo kala duwan.<\/p>\n<p>Shirkadda Diyaaradaha EgyptAir ayaa sheegtay in diyaarada laga yaabo inay ku bur burtay Badda Meditarrean-ka, isla markaana muddo 20-daqiiqo ka hor lagu waday inay caga dhigato garoonka diyaaradaha magaalada Qaahira.<\/p>\n<p>Waxaa socda baadigoob loogu jiro diyaarada, waxaana loo diray diyaarado iyo maraakiib ka raadinaya diyaarada, goobaha laga shaki qabo inay ku dhacday oo illaa 40-mile u jirta Badda Masar.<\/p>\n<p>Wixii war ah ee kusoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 May 2016 (Puntlandes) Diyaaradda EgyptAir oo Xalay Saacada Soomaaliya 12kii Habeenimo kasoo duushay Magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-21544","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1359,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21544","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=21544"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21546,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21544\/revisions\/21546"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=21544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=21544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=21544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}