{"id":21607,"date":"2016-05-21T10:18:48","date_gmt":"2016-05-21T08:18:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21607"},"modified":"2016-05-21T10:18:48","modified_gmt":"2016-05-21T08:18:48","slug":"dowladda-maraykanka-oo-barlamanka-dfs-ugu-baaqday-inuu-si-degdeg-ah-u-ansixiyo-hanaaka-doorasjho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21607","title":{"rendered":"Dowladda Maraykanka oo Barlamanka DFS ugu Baaqday inuu si degdeg ah u Ansixiyo Hanaaka Doorasjho"},"content":{"rendered":"<p>21 May 2016 (Puntlandes) Dowladda Maraykanka ayaa walaac xoogan ka \u00a0muujisay dib u dhac ku yimaada Hannaanka Doorasho ee lagu Heshiiyey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-21608\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7.png\" alt=\"223-7\" width=\"340\" height=\"340\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7.png 2000w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7-150x150.png 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7-300x300.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7-768x768.png 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7-1024x1024.png 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7-50x50.png 50w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7-292x292.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7-55x55.png 55w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7-638x638.png 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 340px) 100vw, 340px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada Maraykanka ayaa loogu baaqay Xukuumadda iyo Baarkamanka DFS iyo Maamul Goboleedyada inay ka dhabeeyaan balanqaadkooda ahaa in ay doorashadu waqtigeedii loogu talo galay ku dhacdo, si ay meesha uga baxdo shakiga beesha caalamku ka qabto dib u dhaca doorashada iyo mudo kororsi.<\/p>\n<p>\u201cSii socoshada hey\u2019ado federaali ah oo xalaal ah waa mid ku xiran hogaamiyeyaasha Soomaalida oo raaca hanaan siyaasadeed oo daah furan, ka hor inta uusan waqtiga ka dhicin xukumadda haatan jirta\u201dayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Dowladda Maraykanka waxay Baarlamaanka DFS ugu baaqday inuu si degdeg ah u Ansixiyo Hanaanka Doorasho ee lagu Heshiiyey, iyadoo dowladda Maraykanku balanqaaday in ay diyaar la tahay taageeradeeda ku aadan inay dowladda federalka iyo shacabka Soomaaliyeed ka taageerayso sidii loo heli lahaa\u00a0 dowlad dimuqraadi ah oo deggan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 May 2016 (Puntlandes) Dowladda Maraykanka ayaa walaac xoogan ka \u00a0muujisay dib u dhac ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21608,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-21607","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2740,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21607","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=21607"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21609,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21607\/revisions\/21609"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/21608"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=21607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=21607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=21607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}