{"id":21651,"date":"2016-05-22T17:06:44","date_gmt":"2016-05-22T15:06:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21651"},"modified":"2016-05-22T17:06:44","modified_gmt":"2016-05-22T15:06:44","slug":"warbxin-dawladda-federaalka-soomaaliya-oo-meel-marisay-heshiikii-ay-wada-gaareen-dawladda-puntland-iyo-dawladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21651","title":{"rendered":"Warbxin: Dawladda Federaalka Soomaaliya oo meel marisay Heshiikii ay wada gaareen dawladda Puntland iyo dawladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Kadib markii dawladda Puntland iyo dawladda Federaalka Soomaaliya ay heshiis qeexaya hannaanka doorashooyinka 2016-ka ku kala saxiixdeen magaalada Garoowe ee Caasimadda dawladda Puntland 3-April-2016-ka isla markaana ay beesha caalamku goob-joog iyo dammaanad qaadba ka ahayd heshiiskaasi.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-21621\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7a.jpg\" alt=\"223-7a\" width=\"480\" height=\"320\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7a.jpg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-7a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Sidoo kale \u00a012-April-2016 ayaa madasha wadatashiga Qaran \u00a0kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho \u00a0waxa ay si buuxda u oggolaadeen heshiiskaasi u dhexeeyey dawladda Puntland iyo dawladda Federaalka Soomaaliya balse waxa ay soo jeediyeen in heshiiskaasi lagu mideysan yahay la hor geeyo golaha wakiillada dawladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Kadib markii muddo saddex toddobaad ah oo heshiiskaasi uu horyaalley golaha wakiillada dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa kasoo bixi waayey wax natiijo ah oo ay isku raacaan xubnaha golaha wakiillada ee doodaasi dhex taalley.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">20-May-2016 ayaa waxaa magaalada Muqdisho shir uga furmay golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey iyo madaxda kala duwan ee Soomaaliya, iyadoo shirkaasi uu dawladda Puntland uga qayb galay Madaxweyne\u00a0 Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Wafti uu hoggaaminayo, shirkaas oo ugu dambayn dawladda federaalka Soomaaliya loogu soo jeediyey in ay meel mariso heshiisyadii hore loo gaarey ee lagu qeexayey hannaanka doorashooyinka 2016-ka.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu dambayn, Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh\u00a0 Maxamuud \u00a0ayaa maanta xeer madaxweyne ku meel mariyey dhammaan heshiisyasaasi<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><strong>Qodobka 1aad<\/strong><\/p>\n<p><i>\u201c1. In la dhaqan geliyo Go\u2019aanka Madasha Hoggaamiyayaasha Qaranka ay si wadajir ah u wada qaateen hannaanka doorashada ee lagu qeexay warmurtiyeedkii ay soo saareen 12-kii Abriil 2016 iyo soo Bandhigidda Hannaanka Doorashada Sanadka 2016 ee 30\/04\/2016 ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u gudbisay Golaha Shacabka Federaalka.<\/i><\/p>\n<p><i>2. In Hannaankan loo adeegsanayo doorashada 2016 oo keliya, marka ay dhammaato muddada dastuuriga ah Hay\u2019adaha Sharci Dejinta iyo Fulinta\u201d.<\/i><\/p>\n<p>Go\u2019aankan uu maanta qaatay Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqonaya mid si rasmi ah u taabba gelinaya heshiisyadii ay hore u wada gaareen dawladda Puntland iyo dawladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><b>&#8212;DHAMMAAD&#8212;<\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib markii dawladda Puntland iyo dawladda Federaalka Soomaaliya ay heshiis qeexaya hannaanka doorashooyinka 2016-ka ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21621,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-21651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1233,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=21651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21652,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21651\/revisions\/21652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/21621"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=21651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=21651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=21651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}