{"id":21871,"date":"2016-05-27T17:52:03","date_gmt":"2016-05-27T15:52:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21871"},"modified":"2016-05-27T18:08:11","modified_gmt":"2016-05-27T16:08:11","slug":"daawo-muuqaal-madaxweynaha-dfs-oo-waxyaalo-badan-oo-xasaasi-ah-ka-hadlay-sheegayna-inuu-musharax-yahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21871","title":{"rendered":"Daawo Muuqaal: Madaxweynaha DFS oo waxyaalo badan oo XASAASI ah ka hadlay sheegayna inuu Musharax yahay"},"content":{"rendered":"<p>27 May 2016 (Puntlandes) \u00a0Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa maanta waxa uu waraysi aad u dheer siiyey Radio Muqdisho iyo SNTV, isagoo ka hadlay waxyaalo badan oo aad Xasaasi u ah.<\/p>\n<p>Waraysiga madaxweynaha ayaa ahaa mid\u00a0wajiyo badan lahaa kuwaasoo ay ka mid ahaayeen Musharaxnimadiisa inuu muujiyo iyo in uu sheego shacabka Soomaaliyeed u sheego in waxqabad la,aantiisa ay sabab u ahayd Siyaasada ka jirta Soomaaliya ee Isbaaro isku dhigasho ah iyo inay Waqti\u00a0aad u dheer ay\u00a0qaadanayso Dib u yagleelida dawladnimadii Soomaaliya .<\/p>\n<p>Waxaa wax ku cusub waqtiyadii dambe hadalada madaxweyne Xasan inuu si cad u sheego inaysan Soomaaliya aysan ka jirin dawlad la oran karo dawlada Soomaaliya ama tii la rabay, iyadoo madaxweynaha uu caan ku ahaa inuu yiraahdo waxaan nahay dawalad la aqoonsan yahay oo KMG ka baxday, waxaan madaxweyne u ahay dal caadi ah&#8230;&#8230;<\/p>\n<p>Waa su&#8217;aale maxaa bedelay hadaladii caynkaas ahaa ee madaxweynaha?<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa mar kale ku celiyey\u00a0inuu Musharax madaxweyne yahay uuna ka qayb galayo Doorashada.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224-2c.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-21872\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224-2c.png\" alt=\"224-2c\" width=\"618\" height=\"471\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224-2c.png 618w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224-2c-300x229.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224-2c-150x113.png 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224-2c-292x223.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 618px) 100vw, 618px\" \/><\/a><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/45UIWcpMmCE\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>27 May 2016 (Puntlandes) \u00a0Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa maanta waxa uu waraysi aad u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21872,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-21871","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1722,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=21871"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21875,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21871\/revisions\/21875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/21872"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=21871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=21871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=21871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}