{"id":21876,"date":"2016-05-28T11:34:58","date_gmt":"2016-05-28T09:34:58","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21876"},"modified":"2016-05-28T11:35:06","modified_gmt":"2016-05-28T09:35:06","slug":"warbixinsawirrowasiir-ku-xigeenka-wasaaradda-caddaaladda-puntland-oo-saaka-la-dhaariyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=21876","title":{"rendered":"Sawirro:Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda Puntland oo Saaka la dhaariyey"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta 28-May-2016 lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe Wasiir ku-xigeenka Caddaadda Puntland Yuusuf Bootaan Ciise oo dhowaan uu xilkaasi u magcaabay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224.1a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-21877\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224.1a.jpg\" alt=\"224.1a\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224.1a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224.1a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224.1a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224.1a-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224.1a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Munaasabadda dhaarinta Wasiir\u00a0 ku-xigeeka Caddaaladda dawladda Puntland ayaa waxay ka dhacday Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi\u00a0 Xaaji Cumar\u00a0 Camey.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi\u00a0 Xaaji Cumar\u00a0 Camey ayaa dhaarinta ka dib kula dar-daarmay Wasiir ku-xigeenka in uu shaqadiisa daacadnimo u guto isla markaana la yimaado dedaal dheeraad ah si loo sii dar-dargeliyo arrimaha caddaaladda.<\/p>\n<p>\u201cwaxaan kugula dar-daarmayaa sida aad u dhaaratay in aad xilkaaga u gudato, lana timaadid dedaal iyo daacadnimo dheeraad ah, isla markaana aad ka fogaatid waxkasta oo kaa weecinaya gudashada\u00a0 waajibaadkaaga \u201dayuu yiri Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.Camey.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ayaa sidoo kale Eebe uga baryey Wasiir ku-xigeenka in uu u fududeeyo xilkaasi\u00a0 culus ee loo igmaday , isla markaana uu kadhigo mid wax badan kusoo kordhiya Wasaaradda Caddaaladda Arrimaha diinta iyo dhaqan celinta ee Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta 28-May-2016 lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe Wasiir ku-xigeenka Caddaadda Puntland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21877,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-21876","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1477,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21876","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=21876"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21876\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":21879,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/21876\/revisions\/21879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/21877"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=21876"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=21876"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=21876"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}