{"id":22057,"date":"2016-06-01T19:54:13","date_gmt":"2016-06-01T17:54:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22057"},"modified":"2016-06-01T19:55:44","modified_gmt":"2016-06-01T17:55:44","slug":"breaking-news-labo-xildhibaan-oo-ka-mid-noqday-dadkii-la-xaqiijiyay-inay-ku-dhinteen-weerarka-hotel-ambassador","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22057","title":{"rendered":"BREAKING NEWS: Labo Xildhibaan oo ka mid noqday dadkii la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerarka Hotel Ambassador"},"content":{"rendered":"<p>1 June 2016 (Puntlandes) Warar goor dhow soo gaaray warbaahinta Puntlandes\u00a0ayaa sheegaya in illaa labo Xildhibaan ay mid noqdeen dadkii ku geeriyoodeen weerarka Hotel Ambassador, iyadoo wali uu socdo howl galka.<span id=\"more-47081\"><\/span><\/p>\n<p>Xildhibaan C\/llaahi Jaamac Kabaweyne iyo Xildhibaan Maxamuud Maxamed Guure ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen weerarka Hotelka Ambassador.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-21628\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-8.jpg\" alt=\"223-8\" width=\"308\" height=\"154\" \/><\/a><\/p>\n<p>Dableyda hubeysan ayaa wali\u00a0ka dhex dagaalamaya gudaha Hotelka, iyagoo fuulay dabaqa ugu dambeeya ee hotelka,halkaasoo ay rasaas ka soo ridayaan.<\/p>\n<p>Dadka la soo bad baadiyay ayaa gaarayay tobanaan ruux, waxaa ku jiray Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur oo dhaawac fudud soo gaaray iyo Mas\u2019uuliyiin kale.<\/p>\n<p>Laamaha ammaanka ayaa sheegaya in howlgalkoodu \u00a0uu wali socdo, isla markaana dableyda hubeysan ay saaran yihiin dabaqa ugu dambeeyay.<\/p>\n<p>Weerarkan ay Kooxdan Hubaysani ku qaaday Hotelka Ambassador ayaa soconaya saacado badan, waxaana wali adag in la helo faah faahin rasmi ah, maadaama xilliga uu yahay habeen.<\/p>\n<p>Wixii war ah ee kusoo kordha kala soco\u00a0warbaahinta Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>1 June 2016 (Puntlandes) Warar goor dhow soo gaaray warbaahinta Puntlandes\u00a0ayaa sheegaya in illaa labo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22057","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1601,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22057","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22057"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22060,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22057\/revisions\/22060"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}