{"id":22269,"date":"2016-06-07T14:07:26","date_gmt":"2016-06-07T12:07:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22269"},"modified":"2016-06-07T14:07:56","modified_gmt":"2016-06-07T12:07:56","slug":"madaxweynaha-dalka-uganda-xaaskiisa-u-magacaabay-wasiir-awood-badan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22269","title":{"rendered":"Madaxweynaha Dalka Uganda xaaskiisa u magacaabay Wasiir awood badan"},"content":{"rendered":"<p>7 June 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa oo xalay ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada cusub oo ka kooban 50 xubnood.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-2a1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-22270\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-2a1.jpg\" alt=\"225-2a1\" width=\"450\" height=\"253\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-2a1.jpg 630w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-2a1-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-2a1-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-2a1-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 450px) 100vw, 450px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Magacaabitaankaan ayaa ka dambaysay kadib markii dib loo soo doortay Doorashadii 18kii febraayo ee sanadkan ka dhacday Uganda.<\/p>\n<p>Wasiirada uu Madaxweyne Museveni magacaabay ayaa waxaa kamid ah Xaaskiisa Janet Kataaha Museveni oo loo magacaabay Wasiirka Waxbarashada iyo Isboortiska Uganda.<\/p>\n<p>Xaaska Madaxweynaha Uganda ayaa Doorashada Dalka ka horna haysay xilka ah Wasiiru Dawlaha Gobalka Karamoja.<\/p>\n<p>Maaha wax lala yaabo in Madaxweyne Museveni in Xaaskiisa uga magacaabo Golaha wasiirada dalkaasi xil aad u culus maxaa yeelay aad ayuu ugu raagay xilka madaxweyninimo ee dalkaasi, taasoo ka dhigaysa meel sida uu doono ka yeelo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>7 June 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa oo xalay ku dhawaaqay Golihiisa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22270,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22269","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1262,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22269","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22269"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22269\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22272,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22269\/revisions\/22272"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/22270"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}