{"id":22303,"date":"2016-06-08T10:01:07","date_gmt":"2016-06-08T08:01:07","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22303"},"modified":"2016-06-08T10:01:07","modified_gmt":"2016-06-08T08:01:07","slug":"baarlamaanka-dfs-oo-cod-u-qaadaya-dastuurka-kooxda-damul-jadiid-uguna-yeerayso-mid-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22303","title":{"rendered":"Baarlamaanka DFS oo cod u qaadaya Dastuurka Kooxda DAMUL JADIID uguna yeerayso mid Soomaaliyeed!!"},"content":{"rendered":"<p>8 June 2016 (Puntlandes) Xildhibaanada Baarlamaanka DFS ayaa maanta oo Arbaco ah ku kulmaya xarunta Golaha shacabka, iyagoo COD u qaadaya Dastuur ay Kooxda DAMUL JADIID jeebka kala soo baxday kaasoo ay doonayaan inay ku bedelaan kii ay ummadda Soomaaliyeed ku Heshiisay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-2a2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-21334\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-2a2.png\" alt=\"223-2a2\" width=\"381\" height=\"337\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-2a2.png 522w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-2a2-300x266.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-2a2-90x80.png 90w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/223-2a2-292x258.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 381px) 100vw, 381px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa waxay cod u qaadayaan wax ka bedelka Dastuurka, kaasoo muddooyinkii u dambeeyay ay dib u eegista iyo wax kabedel ku samaynaysay Kooxda ka talisa Villa Somalia ee DAMUL JADIID kaasoo ay wixii aan u cuntamid ka saareen Dastuurkii Soomaaliyi ku Heshiisay.<\/p>\n<p>Illaa <strong>10 cutub<\/strong> oo ka mid ah Dastuurka ayaa la sheegay in Kooxda DAMUL JADIID ay ku sameysay wax ka bedel, waxayna doonaysaa Kooxda DAMUL JADIID inuu bedelo kii lagu Heshiiyey.<\/p>\n<p>Dhanka kale Xildhibaanada Baarlamaanka DFS oo ay u harsan tahay wax ka yar 2 bilood iyo bar ayaa hada waxay Kooxda DAMUL JADIID ku amartay Gudoomiye Jawaari inuu ka gaarsiiyo oo meel mariyyo dhamaan doonitaanka Kooxda DAMUL JADIID.<\/p>\n<p>Dastuurka Kooxda DAMUL JADIID waxaa lagu wiiqay oo aanba jirin Federaalnimadii ay Soomaaliya qaadatay, waxaa meesha laga saaray jiritaanka\u00a0 Raysul Wasaaraha iyagoo ku bedelay madaxweyne kuxigeen iyo Qodobo kale aad u fara badan.<\/p>\n<p>Waa su\u2019aale xaggee buu ka shaqayn Dastuurka Kooxda DAMUL JADIID ay DHOODHOOBATAY? Maxaase ay Kooxda DAMUL JADIID usoo bandhigi wayday Dastuurka waxyaalaha ay ka bedeleen amaba ay iska tuureen?<\/p>\n<p>Xaggee lagu arkay Dastuurka ummaddi ay yeelanayso oo qol mugdi ah inta lala galo iyadoon cid ka war haysa aysan jirin la yiraahdo Baarlamaan ayaan ka Sharciyeysanay?<\/p>\n<p>Haddiise uu leeyahay Awood uu wax ku meel marin karo Baarlamaanka Jawaari ee Kooxda DAMUL JADIID maxay u meel marin waayeen HANAANKA DOORASHO ee Garowe ay ku saxiixeen 3dii April DFS iyo Puntland kadibna kusoo baxay Madasha Wada Tashiga 12kii April 2016, waa tii laga dul boodee?<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay ku jirtaa dawlad dhisid lagamana yeelayo inay Kooxi Afduubto dawlad dhisida Soomaaliya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 June 2016 (Puntlandes) Xildhibaanada Baarlamaanka DFS ayaa maanta oo Arbaco ah ku kulmaya xarunta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21334,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22303","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1722,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22303","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22303"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22303\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22305,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22303\/revisions\/22305"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/21334"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22303"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22303"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22303"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}