{"id":22318,"date":"2016-06-08T21:17:45","date_gmt":"2016-06-08T19:17:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22318"},"modified":"2016-06-08T21:17:45","modified_gmt":"2016-06-08T19:17:45","slug":"eng-saadis-cali-daahir-xaaskiisa-caruurtiasa-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-marxuum-cabdulahi-cali-daahir","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22318","title":{"rendered":"Eng Saadis Cali Daahir, Xaaskiisa &#038; Caruurtiasa oo ka Tacsiyeeyey Geerida marxuum Cabdulahi Cali Daahir"},"content":{"rendered":"<p><strong>TACSI TIIRAANYO LEH:\u00a0Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-5a2.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-21117\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/222-5a2.png\" alt=\"222-5a2\" width=\"469\" height=\"338\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa maanta 8dii bishan June ku geeriyooday Magaalada Gaalkacyo AUN Cabdulahi Cali Daahir.<\/p>\n<p>Waxaa Tacsida diraya Qoyska reer Eng Saadis Cali Daahir oo kala ah:<\/p>\n<p>Xaaskiisa &amp; Caruurtiisa oo kala ah Axmed Saadis, Deeqa Saadis, Cumar Saadis, jamiilo Saadis, Bilalan Saadi, Baydan Saadis Ibrraam Saadis waxay tacsi u dirayaan Cabdulahi Cali Daahir oo ku geeriyooday magalada Gaalkacyo waxayna uga tacsiyeynayaan Xaaskiisii Fawsiya Cali iyo dhamaantiis ehladii<\/p>\n<p>Eng Saadis Cali Daahir oo ku hadlaya magaca qoyskiisa reer Eng Saadis wuxuu hawada u marinayaa tacsi tiiraanyo leh dhamaan qoyskii uu kageeriyooday marxuum Cabdulahi Cali Daahir iyo dhamaan qarabadiisii,saaxiibadiis iyo guud ahaan intii taqaaney marxumka allaha u naxariistee.<\/p>\n<p>Ugu dambayn Qoyska reer Eng Saadis waxayna Allah uga baryayaan in uu naxariistiisa siiyo Marxuumka,\u00a0Kitaabkiisana Gacanta midig ka siiyo, Qabrigana u waasiciyo una nuuriyo, Janadii fardowsana hoy uga yeelo Aamiin, Aamiin, Aamiin, ALLAHAYOOW.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>TACSI TIIRAANYO LEH:\u00a0Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun Waxaa maanta 8dii bishan June ku geeriyooday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22318","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1162,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22318"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22319,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22318\/revisions\/22319"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}