{"id":22320,"date":"2016-06-08T21:33:31","date_gmt":"2016-06-08T19:33:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22320"},"modified":"2016-06-08T21:33:31","modified_gmt":"2016-06-08T19:33:31","slug":"dhagayso-madaxweyne-axmed-madoobe-oo-si-faahfaahsan-u-sharxaya-sababta-ay-muqdisho-kuraas-uga-wayday-aqalka-sare-hanaanka-doorasho-ee-lagu-heshiiyey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22320","title":{"rendered":"Dhagayso: Madaxweyne Axmed Madoobe oo si faahfaahsan u sharxaya Sababta ay Muqdisho kuraas uga wayday Aqalka Sare &#038; Hanaanka Doorasho ee lagu Heshiiyey &#038;"},"content":{"rendered":"<p>8 June 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubaland\u00a0Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa khudbad uu u jeediyey Baarlamaanka Jubaland waxa uu uga hadlay\u00a0si faahfaahsan Hanaanka Dpoorasho ee lagu Heshiiyey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-3a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-22321\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-3a4.jpg\" alt=\"225-3a4\" width=\"427\" height=\"285\" \/><\/a><\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa sheegay in Xildhibaanadii loo qaybiyey dawlad Goboleedyada jira iyo kuwa iman doona marka laga reebo kuwa kasoo galaya Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweyne\u00a0Axmed Madoobe ayaa sharxay sababta ay magaalada Muqdisho uga wayday Kuraas Aqalka Sare, kaasoo ay wateen qaar ka mida madaxda Soomaalida laakiin lagu diiday.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa sheegay marka Maqaamkeeda meel la saaro oo ay noqoto Caasimad Soomaali oo idin ay u dhan tahay oo aysan qolo gooni ah aysan sheeganayn in la siin doono Kuraasta ay ku yeelan lahayd Aqalka sare.<\/p>\n<p>Dhagayso\u00a0Axmed Madoobe<br \/>\n<!-- [if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]--><br \/>\n<audio id=\"audio-234354-1\" class=\"wp-audio-shortcode\" style=\"width: 100%;\" preload=\"none\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/A_Axmed_madoobe_oo_sharxaya_heshiiskii_8.mp3\" \/><a href=\"http:\/\/puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/A_Axmed_madoobe_oo_sharxaya_heshiiskii_8.mp3\">http:\/\/puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/A_Axmed_madoobe_oo_sharxaya_heshiiskii_8.mp3<\/a><\/audio><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 June 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Jubaland\u00a0Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa khudbad uu u jeediyey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22320","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2747,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22323,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22320\/revisions\/22323"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}