{"id":22371,"date":"2016-06-11T17:00:51","date_gmt":"2016-06-11T15:00:51","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22371"},"modified":"2016-06-11T17:02:12","modified_gmt":"2016-06-11T15:02:12","slug":"xog-wafdigii-ay-darwiish-axmed-madoobe-u-direen-puntland-oo-garowe-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22371","title":{"rendered":"XOG: Wafdigii ay Darwiish &#038; Axmed madoobe u direen Puntland oo Garowe gaaray"},"content":{"rendered":"<p>11 June 2016 (Puntlandes)\u00a0 <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22346\" target=\"_blank\">Warbaahinta Puntlandes ayaa qortay<\/a><\/span> in Wafdi uu ka dambeeyo madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) uuna ka caawiyey Darwiish oo ah Axmed Madoobe wasiirka Arimaha Gudaha loona diray Puntland inay Kuraas Aqalka Hoose ka keenaan.<\/p>\n<p>Wafdigaas ayaa waxay gaareen Caasimada Puntland ee Garowe iyagoo aan wali la kulmin madaxweynaha Puntland iyo madax kale toona.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-22378\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c3.png\" alt=\"225-4c3\" width=\"510\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c3.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c3-300x215.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c3-292x210.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c3-280x200.png 280w\" sizes=\"auto, (max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Axmed Madoobe iyo Darwiish ayaa waxaa hogaaminayey Gudoomiye ku xeenka Baarlamaanka Jubbaland Aadan Khaliif waxaana ka mid ahaa Wasiir Ganacsiga Iyo Warshadaha Jubband Fariid Jaamac Saleebaan, 3 Xildhibaan iyo Suldaan Cali Siciid oo ah Isin Juffo ka mid ah kuwa Beelaha Majeerteen.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa ujeedda ay usoo direen Axmed Madoobe iyo Darwiish ay tahay sidii uu Axmed Madoobe ku heli lahaa Kuraas uu siduu doono ka yeelo.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay inay Xubnaha wafdiga Axmed Madoobe iyo Darwiish aysan ahayn Hartiga Jubaland ee ay yihiin dhamaantood rag dhawaan tagay Jubaland ayna Axmed Madoobe iyo Darwiish geeyeen Xilalka ay ka hayaan Jubaland.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay kaloo ogaatay inay Xubnaha wafdiga Axmed Madoobe iyo Darwiish ay yihiin, marka laga reebo ahaa Wasiir Ganacsiga Iyo Warshadaha, Shaqsiyaadkii kala shaqeeyey Axmed Madoobe iyo Darwiish xariga, Caburinta iyo Masaafurinta Isimad iyo Waxgaradka kasoo jeeda Beelaha Harti ee Jubaland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/212-6e.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-22372\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/212-6e.jpg\" alt=\"212-6e\" width=\"419\" height=\"314\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/212-6e.jpg 696w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/212-6e-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/212-6e-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/212-6e-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/212-6e-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/212-6e-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/212-6e-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 419px) 100vw, 419px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Isimada iyo Waxgaradka\u00a0la masaafuriyey ayaa waxaa ka mid ah Suldaankii Beelaha Harti Suldaan Maxamuud Geele Cumar, Suldan Abdiaziz Maxamuud Yusuf (afguduud) oo ah Suldaanka Beelaha Ibrahiino\/Harti ee Jubbaland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-22377\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c.jpg\" alt=\"225-4c\" width=\"447\" height=\"335\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c-300x225.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c-342x256.jpg 342w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c-150x113.jpg 150w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c-269x201.jpg 269w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c-292x219.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4c-638x479.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 447px) 100vw, 447px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Aqoonyahanada iyo Nabadoonada la xiray ayaa waxaa ka mid ahaa nabadoonkii Beesha Ciise Maxamuud ee jubaland Nabadoon Cabdullahi\u00a0Bile Saciid Ciise, Drs Idil Abdikadir Hussein iyo kuwo kale oo badan.<\/p>\n<p>Wafdigan oo ah ku caawiyey\u00a0Axmed Madoobe iyo Darwiish\u00a0ariga, Caburinta iyo Masaafurinta Isimad iyo Waxgaradka kasoo jeeda Beelaha Harti ee Jubaland (marka laga reebo\u00a0Wasiir Ganacsiga Iyo Warshadaha) ma wadaan maanta DAN Hartiga Jubaland ay leeyihiin? Mase yihiin Rag wakiilo u noqon kara kuna hadli kara magaca Beelaha\u00a0Hartiga Jubaland? Mise waxay u yimaadeen Puntland sida muuqata\u00a0Axmed Madoobe iyo Darwiish oo ah inay helaan Kuraas ay siday doonaan ka yeelaan?<\/p>\n<h3><strong>Marin habaabinta qaar ka mida Saxaafadda Puntland<\/strong><\/h3>\n<p>Marin habaabinta qaar ka mida Saxaafadda Puntland oo ku tilmaamay wafdigani inay Puntkand u yimaadeen inay ka qaybgalaan Shir ay ku sheegeen in looga hadlayo Dastuurka Soomaaliya, kaasoo ka dhacayo Garowe, CAJIIB warkaasi waa waxba kama jiraan iyo marin habaabin mana jiro Shir caynkaas ah.<\/p>\n<p>Sawirada Wefdiga\u00a0Axmed Madoobe iyo Darwiish usoo direen Puntland<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-22373\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b2.jpg\" alt=\"225-4b2\" width=\"522\" height=\"293\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b2.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b2-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b2-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b2-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b2-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 522px) 100vw, 522px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-22374\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b3.jpg\" alt=\"225-4b3\" width=\"529\" height=\"297\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b3.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b3-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b3-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b3-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b3-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 529px) 100vw, 529px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-22375\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b4.jpg\" alt=\"225-4b4\" width=\"540\" height=\"303\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b4.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b4-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b4-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b4-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b4-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-22376\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b5.jpg\" alt=\"225-4b5\" width=\"540\" height=\"303\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b5.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b5-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b5-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b5-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/225-4b5-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 June 2016 (Puntlandes)\u00a0 Warbaahinta Puntlandes ayaa qortay in Wafdi uu ka dambeeyo madaxweynaha Jubaland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22378,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22371","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2449,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22371"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22381,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22371\/revisions\/22381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/22378"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}