{"id":22771,"date":"2016-06-20T13:06:25","date_gmt":"2016-06-20T11:06:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22771"},"modified":"2016-06-20T13:06:25","modified_gmt":"2016-06-20T11:06:25","slug":"ciidamada-itoobiya-oo-jaray-khadka-telefonada-ee-baydhabo-lana-wareegay-ammaanka-magaalada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22771","title":{"rendered":"Ciidamada Itoobiya oo jaray Khadka Telefonada ee Baydhabo lana wareegay ammaanka magaalada"},"content":{"rendered":"<p>20 June 2016 (Puntlandes) Ciidamada dalka Itoobiya ayaa gebi ahaanba jaray Khadkii telefonada ee magaalada Baydhabo, iyagoo sheegay inay Xaqiiqinayaan Amniga magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224-6a6.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-21995\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224-6a6.jpg\" alt=\"224-6a6\" width=\"570\" height=\"390\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224-6a6.jpg 570w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224-6a6-300x205.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224-6a6-292x200.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/05\/224-6a6-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 570px) 100vw, 570px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida ay ogaatay Warbaahinta Puntlandes Khadka telefonada ee magaalada Baydhabo ayey Ciidamada dalka Itoobiya jareen saaka ilaa iminkana wuxuu ka maqan yahay hawada.<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa sidii caadiga ahayd ka shaqaynaya magaalada Khadka Internetka.<\/p>\n<p>Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka furmaya Shirka Madaxda hogaamiyayaasha Qaranka arbacada oo ay bishu tahay 22ka, waxaana ammaanaka magaalada la wareegay Ciidamada dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Goobta uu shirka ka dhacayo iyo meelaha muhiimka ah ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa lugu arkayaa ilaa saaka Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah, iyagoo xaqiijinaya Amniga Shirka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Waddooyinka magaalada ayaa waxay Ciidamada dalka Itoobiya \u00a0ka wadaan baaritaano xoog leh oo ay ku baarayaan Baabuurta iyo dadkaba.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horreysay uu Shir ka dhaco magaalada Baydhabo iyadoo xarun KMG ah u ah Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 June 2016 (Puntlandes) Ciidamada dalka Itoobiya ayaa gebi ahaanba jaray Khadkii telefonada ee magaalada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21995,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22771","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1652,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22771"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22772,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22771\/revisions\/22772"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/21995"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}