{"id":22800,"date":"2016-06-21T21:05:11","date_gmt":"2016-06-21T19:05:11","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22800"},"modified":"2016-06-21T21:05:11","modified_gmt":"2016-06-21T19:05:11","slug":"isu-duwaha-gobolka-mudug-ee-wasaarada-qorsheynta-oo-galkacayo-lagu-diley","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22800","title":{"rendered":"Isu duwaha Gobolka Mudug ee wasaarada Qorsheynta oo Galkacayo lagu diley"},"content":{"rendered":"<p>21 June 2016 (Puntlandes) Magaalada Galkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa caawa fiidkii waxa ay dabley hubeysan toogasho ku dileen Isu Duwihii Gobolka Mudug ee\u00a0Wasaarada Qorsheynta Iyo xiriirta Caalamiga ah\u00a0Puntland Cabdulahi Maxamad Farax.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-c7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-22801\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-c7.jpg\" alt=\"226-c7\" width=\"451\" height=\"338\" \/><\/a><\/p>\n<p>AHN Cabdulahi Maxamad Farax ayaa waxaa lagu diley\u00a0Xaafada Garsoor ee magaalda Galkacayo fiidnimadii Caawa oo ay taariikhdu tahay 21ka June.<\/p>\n<p>Xiliyadii u dambeeyey waxaa ka jiray magaalada Gaalkacyo ugaarsi lagu hayo Mas\u2019uuliyiinta dawlada Puntland iyo dadka wax ku oolka u ah Bulshada Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintii iyo dadka halbowlaha u ah Gobolka ee lagu dilay ahaa magaalada Galkacayo dhawaan waxaa ka mid Agaasimihii Maaliyadda Gobolka AUN Gaadayare, Gudoomiyahii Ururka Haweenka AUN\u00a0Dhudi Aadan iyo AUN Cumar Dheere.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>21 June 2016 (Puntlandes) Magaalada Galkacayo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa caawa fiidkii waxa ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22800","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1308,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22800","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22800"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22800\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22802,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22800\/revisions\/22802"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22800"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22800"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22800"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}