{"id":22931,"date":"2016-06-24T08:26:45","date_gmt":"2016-06-24T06:26:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22931"},"modified":"2016-06-24T08:26:45","modified_gmt":"2016-06-24T06:26:45","slug":"breaking-news-baydhabo-muran-ka-taagan-cida-maamulaysa-miisaaniyadda-doorashada-oo-ay-beesha-caalamku-bixinayso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22931","title":{"rendered":"BREAKING NEWS-Baydhabo: Muran ka taagan Cida Maamulaysa Miisaaniyadda Doorashada oo ay Beesha Caalamku bixinayso"},"content":{"rendered":"<p>24 June 2016 (Puntlandes)\u00a0Shirka Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ee ka socda maalintii sadexaad magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa Muran wayn uu ka taagan yahay cida maamulaysa Miisaaniyadda Doorashada ama dhaqaalaha ku baxaya Doorashada oo ay Beesha Caalamku bixinayso.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-3.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-22756\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-3.gif\" alt=\"226-3\" width=\"500\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Sida ay XOG rasmi ah ku heshay Warbaahinta Puntlandes waxaa\u00a0loo badinayaa lacag cadadkeedu yahay 23 milyan oo dollar Maraykanka ah inay ku baxayso Doorashada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa Xogta ku ogaatay in uu Muran wayn ka jiro Cida maamulaysa lacagtaas loogu talagalay Doorashada ka dhacaysa Soomaaliya, iyadoo uu madaxweynah DFS ku doodayo inay DFS maamusho lacagtaas halka ay dawlad Goboleedyadu ka biyo diideen.<\/p>\n<p>Waxaa xusud mudan inay saamayn wayn ku yeelanayso cidda hanata maamulka lacagtaas loogu talagalay inay ku baxdo Doorashada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wararka ku saabsan Shirka Baydhabo kala soco Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 June 2016 (Puntlandes)\u00a0Shirka Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka ee ka socda maalintii sadexaad magaalada Baydhabo ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22931","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1670,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22931","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22931"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22939,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22931\/revisions\/22939"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}