{"id":22945,"date":"2016-06-24T11:34:26","date_gmt":"2016-06-24T09:34:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22945"},"modified":"2016-06-24T11:34:26","modified_gmt":"2016-06-24T09:34:26","slug":"britain-oo-ka-baxday-midowga-yurub-rw-david-cameron-oo-iscasilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22945","title":{"rendered":"Britain oo ka baxday Midowga Yurub &#038; RW David Cameron oo iscasilay"},"content":{"rendered":"<p>24 June 2016 (Puntlandes)\u00a0Raysul Wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron, ayaa ku dhawaaqay inuu xilka isaga dagayo kadib markii aftidii la qaaday dadka Ingiriiska ay u codeeyeen in Ingiriisku uu ka baxo Midowga Yurub.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-3d2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-22946\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-3d2.jpg\" alt=\"226-3d2\" width=\"396\" height=\"259\" \/><\/a><\/p>\n<p>David Cameron ayaa ka codsaday xisbigiisa inay soo doortaan Raysul Wasaare Cusub bisha October ee soo socota. Cameron ayaa ku guul daraystay in Britain ay kasii mid ahaato Midowga Yurub.<\/p>\n<p>David Cameron ayaa Raysul Wasaare ka ahaa dalka Ingiriiska laga soo bilaabo 11 maj 2010 ilaa iminka oo uu iska casilay xilkaas.<\/p>\n<p>Aftidii loo qaaday in Dowlada Britain ay kasii mid ahaato iyo in ay ka baxdo ayaa codadka loo kala helay 17,410,742 oo u dhiganta 51.9 % oo u codeeyay in laga boxo Midowga Yurub, halka 16,141,241 oo u dhiganta 48.1% ay u codeeyeen in Britain ay kasii mid ahaato Midowga Yurub.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 June 2016 (Puntlandes)\u00a0Raysul Wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron, ayaa ku dhawaaqay inuu xilka isaga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22945","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1254,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22945"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22947,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22945\/revisions\/22947"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}