{"id":22971,"date":"2016-06-24T22:08:37","date_gmt":"2016-06-24T20:08:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22971"},"modified":"2016-06-24T22:08:37","modified_gmt":"2016-06-24T20:08:37","slug":"madaxweynaha-equatorial-guinea-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-madaxweyne-kuxigeenkiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22971","title":{"rendered":"Madaxweynaha Equatorial Guinea oo wiilkiisa u magacaabay Madaxweyne Kuxigeenkiisa!!"},"content":{"rendered":"<p>24 June 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha\u00a0Equatorial Guinea\u00a0Teodoro Obiang\u2019 Nguema oo Xukunka kula wareegay Afagami Milatari sanadkii 1979kii, isla markaasna ah Madaxweynaha ugu xukunka dheer Qaaradda Afrika ayaa wiilkiisa oo lagu magacaabo\u00a0Teodorin\u2019 Obiang\u2019 Mangue u magacaabay xilka Madaxweyne kuxigeenka dalkaasi.<span id=\"more-48555\"><\/span><\/p>\n<p>Madaxweyne Teodoro Nguema oo 37 sano \u00a0xukumayay dalkaas ayaa doonaya inuu awooda dalkaasi si fudud ugu wareejiyo wiilkiisa, isagoo Afgambiyey adeerkii kadibna dil Toogasho ah ku fuliyey.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-3e1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-22972\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-3e1.jpg\" alt=\"226-3e1\" width=\"500\" height=\"350\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa lagu eedeeyay inuu akoonkiisa gaarka ah ku shubto lacago, isla markaana uu la goosto canshuuraha warshadaha.<\/p>\n<p>Dhawaan ayey ahayd markii madaxweynaha Uganda uu Xaaskiisa u magacaabay wasiirka aadka u awooda badan ee Waxbashada iyo Isboortiga.<\/p>\n<p>Madaxda qaar ka mid ah dalalka Afrika ayaa lagu eedeeyaa inay xukunkooda ku biiriyaan qoyskooda, iyadoo Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo ka mid ah madaxda ugu waqtiga dheer Afrika uu dhowaan xaaskiisa u magacaabay Wasiirka Waxbarashada dalkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>24 June 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha\u00a0Equatorial Guinea\u00a0Teodoro Obiang\u2019 Nguema oo Xukunka kula wareegay Afagami Milatari sanadkii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22971","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1173,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22971","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22971"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22971\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22973,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22971\/revisions\/22973"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22971"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22971"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22971"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}