{"id":22978,"date":"2016-06-25T11:35:45","date_gmt":"2016-06-25T09:35:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22978"},"modified":"2016-06-25T11:36:04","modified_gmt":"2016-06-25T09:36:04","slug":"sawirro-hayada-shaqalaha-rayidka-ah-oo-qaaday-imtixaamka-madaxqaybeedyada-xisabaadka-finance-unit-heads","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=22978","title":{"rendered":"Sawirro: Hay\u2019ada Shaqalaha Rayidka ah oo qaaday imtixaamka Madaxqaybeedyada Xisabaadka (Finance Unit Heads)"},"content":{"rendered":"<p>25 June 2016 (Puntlandes) Hay\u2019ada Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Puntland <strong>(Puntland Civil Service Commission)<\/strong> oo qaaday imtixaankii MadaxqaybeedyadaXisaabadka (Finance Unit Heads)ee Hay\u2019ada iyo Wasaaradaha qaybta ka ah mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista Bangiga Aduunku maal galinayo, waxaana xiririnaya Mashruuca Guddiga isku dubaridka iyo xiriirinta<strong>(Project Coordination Unit-PCU)<\/strong> ee xafiiska Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019ada shaqaalaha rayidka Mudane Mustafe Siciid Shabac oo daah furay imtixaanka ayaa sheegay in ay Hay\u2019adu ku hawlantahay dardargalinta nidaamka shaqo qorista, isagoo intaas raaciyeey in ay hore u soo qaadeen imtixaanaadka labo boos kuwaas oo kala ah, Madaxqaybeedka Shaqada iyo Shaqaaalaha <strong>(HR-Unit Heads)<\/strong> iyo Madaxqaybeedyada iibka<strong>(Procurement Unit Heads)<\/strong> maantana imtixaankoodii loo fadhiyo Madaxqaybeedka Xisaabadka<strong>(Finance Unit Heads)<\/strong> iyadoo imtixaanka ay u fariisteen 52 qof oo 14 dumar tahay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay in \u00a0dhawaan laguda galidoono qaadida imtixaanaadka boosaska dhiman oo kala ah Madaxqaybeedka Dabagalka iyo Qiimaynta <strong>(Monitoring and Evaluation Unit Heads<\/strong>), Madaxqaybeedka farsamadda kombuutarka <strong>(ICT Unit Heads)<\/strong>, Madaxqaybeedka Qorshaynta iyo Siyaasadda<strong>( Planning and PolicyUnit Heads)<\/strong> iyo Agaasimayaal <strong>(Directors)<\/strong>. Guddoomiyaha ayaa ugu danbayntii sheegay in imtixaanku yahay mid caddaalad ah islamarkaasna inta ugu saraysa ay u gudbidoonaan wareega labaad oo ah waraysiga shaqo(Job Interview).<\/p>\n<p>Imtixaankani wuxuu qayb ka yahay balanqaadkii Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee ahaa in dib u habayn lagu sameeyo shaqaalaha Dowladda (Civil Service Reform) isla markaasna shaqooyinka Dowladdu soo dhajiso dadku u sinaan doonaan lana qaadidoono imtixaan furan oo u dhaca si hufnaan iyo sinnaan ah.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii tartamayaashii imtixaanka ayaa loo qaybiyeey waraaqaha imtixaanka waxana si dhow u ilaalinayeey imtixaamka dad si gaar ah loogu soo xulay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76623\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture-22.png\" alt=\"New Picture (2)\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76624\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture-32.png\" alt=\"New Picture (3)\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76625\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture-42.png\" alt=\"New Picture (4)\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76626\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture-52.png\" alt=\"New Picture (5)\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76627\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture-62.png\" alt=\"New Picture (6)\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76628\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture-72.png\" alt=\"New Picture (7)\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76629\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture-81.png\" alt=\"New Picture (8)\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76630\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture-91.png\" alt=\"New Picture (9)\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76631\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture-101.png\" alt=\"New Picture (10)\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76632\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture-112.png\" alt=\"New Picture (11)\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76633\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture-121.png\" alt=\"New Picture (12)\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76634\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture-131.png\" alt=\"New Picture (13)\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76635\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Picture2.png\" alt=\"New Picture\" width=\"640\" height=\"428\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft wp-image-76636\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/New-Puicture1.png\" alt=\"New Puicture\" width=\"632\" height=\"422\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 June 2016 (Puntlandes) Hay\u2019ada Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Puntland (Puntland Civil Service Commission)&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22978","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1239,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22978","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22978"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22978\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22981,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22978\/revisions\/22981"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22978"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22978"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22978"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}