{"id":23053,"date":"2016-06-25T18:33:14","date_gmt":"2016-06-25T16:33:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23053"},"modified":"2016-06-25T18:33:14","modified_gmt":"2016-06-25T16:33:14","slug":"akhriso-jadwalka-waqtiga-doorashadda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23053","title":{"rendered":"AKHRISO: Jadwalka Waqtiga Doorashadda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div class=\"appyet_title appyet_title_read\">25 June 2016 (Puntlandes) Shirkii Madasha Hoomiyayaasha Qaranka ee maanta lagu soo \u00a0gabgabeeyey magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga soo saaray\u00a0\u00a0Jadwalka geedi socodka Doorashadda iyo Khariiradda la raacayo.<\/div>\n<div class=\"appyet_title appyet_title_read\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-22859\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-3.jpg\" alt=\"1\" width=\"527\" height=\"351\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-3.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-3-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-3-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-3-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-3-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/1-3-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 527px) 100vw, 527px\" \/><\/a><\/div>\n<p>Hoose Ka Akhriso Jadwalka la raacayo amaa Khariiradda Dooradhada:<\/p>\n<p><strong>Qorshaha Hirgelinta iyo Jadwal Waqtiyeedka<\/strong><\/p>\n<p><strong>24-ka June<\/strong> Dib u eegidda iyo dhamaystirka liiska 135ka odey dhaqameed ee hadda jira. Madasha Hogaanka Qaranka (MHQ)<\/p>\n<p><strong>24-ka June <\/strong>Dhameeystirka, magacaabista iyo kudhawaaqidda Guddiyada doorasho ee heer Federaal (GFHDD) iyo heer dowlad goboleed (GDGHDD) MHQ<\/p>\n<p><strong>24 ka June \u2013 1-da July <\/strong>Magacaabista Gudiga Xalinta Khilaafaadka iyo Dhameeystirka hannaanka xallinta khilaafaadka\u00a0MHQ<\/p>\n<p><strong>26-29 \u2013 Ka June<\/strong> Tababarka guddiga GFHDD iyo GDGHDD IESG (UN)<\/p>\n<p><strong>30-ka June <\/strong>Guddiyada GFHDD iyo GDGHDD ayaa billaabaya wacyigelinta dadweynaha ololaha doorashooyinka 2016.<\/p>\n<p><strong>8-da July <\/strong>Guddiyada SEITs ayaa laamaha fulinta dowlad goboleedyada federaalka ugu yeeraya inay murashaxiin u soo magacaabaan Aqalka Sare. `<\/p>\n<p><strong>8-da July<\/strong> Guddiga GDGHDD ayaa Odey Dhaqameedyada ugu yeeraya inay soo xulaan ergooyinka doorashada. GDGHDD\u00a0Soo gudbinta\/magaacibadda murashaxiinta u tartamaya Aqalka Sare.<\/p>\n<p><strong>Laamaha Fulinta ee Dowlad Goboleedyada\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>9-10-ka July<\/strong>: Guddiyada GDGHDD ayaa diwaangalinaya xubnaha murashaxiinta ee u tartamaya Aqalka Sare. GDGHDD<\/p>\n<p><strong>10-13 Ka July<\/strong> Odey dhaqameedyada waxay diyaarinayaan liiska ergooyinka cod bixiyeyaasha ayagoo tix gelinaya kuraasta sida gaarka ah loogu asteeyay ee loo qoondeeyay haweenka iyadoo la raacayo habka ay ogolaatay Madasha Hogaanka Qaran (ugu yaraan 30% Aqalka Hoose). Odayaasha Dhaqanka<\/p>\n<p><strong>10-ka July <\/strong>Dejinta habraac iyo arrimo farsamo (oo ay ka midyihiin shuruudaha murashaxmimada, diiwaangelinta murashaxiinta, xarumaha codbixinta, waraaqaha codeynta, kormeerka doorashada, wacyigelinta dadweynaha iyo ololaha).<\/p>\n<p><strong>14-15 ka July: <\/strong>Dhegeysiga khudbadha murashaxiinta u tartamaya Aqalka Sare. Baarlamaanada Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka<\/p>\n<p><b>15-ka July<\/b> Kulanka Madasha Hogaanka Qaran ee lagu oggolaado:<\/p>\n<ul>\n<li>Liiska faahfaahsan ee 30% kuraasta qoondada haweenka \u2022<\/li>\n<li>Arrimaha kale ee la ogaado una baahan ka doodidda\/go\u2019aanka Madasha Hoggaanka Qaran. MHQ LUULYO (Ramadaan\/ Ciid)<\/li>\n<\/ul>\n<p><b>1-16-ka July <\/b>Soo xulidda ergooyinka doorashada Odayaasha Dhaqanka<\/p>\n<p><b>16ka July <\/b>Soo gudbinta iyo hubinta liiska kama dambeeysta ah ee ergooyinka\u00a0Odayaasha Dhaqanka Iyo GDGHDD<\/p>\n<p><b>16-23-ka July <\/b>Guddiyada GDGHDD ayaa dib u eegid ku sameynaya qaybaha ay ka kooban yihiin ergooyinka doorashada kana eegaya in loo wada dhanyahay (dhallinyarada, bulshada rayidka, ugu yaraan 30% haween ah)\u00a0GDGHDD<b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p><b>16-19 ka July:<\/b> Daabacidda waraaqaha codeynta Aqalka Sare iyo ogolaansho la siiyo goobjoogayaasha hanaanka codeynta iyo tirinta codadka. Baralamaanada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka<\/p>\n<p><b>20-ka July:<\/b> Codeynta Aqalka Sare (oo hal maalin kawada dhacaysa dalka), oo ay ku xigto tirinta iyo isu geynta codadka, ansaxinta iyo ku dhawaaqidda natiijada iyo saxiixidda liiska rasmiga ah ee xubnaha la doortay ee Aqalka Sare. Baralamaanada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka<\/p>\n<p><b>27 July: <\/b>Doorashada godoonka aqalka sare ee baarlamaanka\u00a0Aqalka Sare ee Baarlamaanka<\/p>\n<p><b>22-30-ka July <\/b>Asteynta iyo diyaarinta xarumaha codeynta doorashada Aqalka Hoose ee ku yaalla caasimadaha dowlad goboleedyada federaalka iyo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><b>25-ka July<\/b> Xubnaha ergooyinka doorashada ayaa lagu wargelinayaa in la soo xulay waxaana loogu yeerayaa inay ka qaybqaataan codeynta kuraasta Aqalka Hoose.<\/p>\n<p><b>GDGHDD AGOOSTO 2016 2-7 August:<\/b>Daabacidda waraaqaha codeynta Aqalka Hoose iyo bixinta ogolaansho la siiyo goobjoogayaasha hanaanka codeynta iyo tirinta codadka.<\/p>\n<p><b>GFHDD 7-12-ka August: <\/b>Imaanshaha iyo Wacyigelinta ergooyinka codeynaya , soo jeedinta khudbadaha murashaxiinta u tartamaya Aqalka Hoose ee Barlamaanka<\/p>\n<p><b>GDGHDD 13-20-ka August:\u00a0<\/b><\/p>\n<ul>\n<li>U codeynta Aqalka Hoose (oo isla maalin ka dhacda dhammaan goobaha, haddii loo baahdana la sii wado dhowr maalmood), oo ay ku xigto tirinta iyo isu geynta codadka, ansaxinta iyo ku dhawaaqidda natiijada iyo saxiixidda liiska rasmiga ah ee xubnaha la doortay ee Aqalka Hoose.<\/li>\n<li>Liiska kama danbaysta ah ee Xildhibaanada Aqalka hoose oo lagu dhawaaqo.<\/li>\n<li>Fadhiga ugu horeeya ee lagu dhaarinaayo xildhibaanada aqalka hoose oo qabsooma.<\/li>\n<\/ul>\n<p>GDGHDD iyo GFHDD oo midba shaqada uga jira halka uu ka leeyahay<\/p>\n<p><b>21-30-ka August: <\/b>Doorashada guddoonnka Aqalka Hoose ee Barlamaanka<\/p>\n<p><b>SEBTEMBER 2016 1-8-ka ka September\u00a0<\/b>Olalaha Murashaxiinta Madaxtinimada<\/p>\n<p><b>10-ka September <\/b>Doorashada Madaxweynaha JFS<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 June 2016 (Puntlandes) Shirkii Madasha Hoomiyayaasha Qaranka ee maanta lagu soo \u00a0gabgabeeyey magaalada Baydhabo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22859,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23053","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1538,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23053"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23061,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23053\/revisions\/23061"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/22859"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}