{"id":23069,"date":"2016-06-26T11:45:31","date_gmt":"2016-06-26T09:45:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23069"},"modified":"2016-06-26T11:45:31","modified_gmt":"2016-06-26T09:45:31","slug":"wasiir-burci-xamza-oo-ka-mid-noqday-dadkii-ku-geeryooday-hotel-naasa-hablood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23069","title":{"rendered":"Wasiir Burci Xamza oo ka mid noqday dadkii ku geeryooday Hotel Naasa-Hablood"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa la xaqiijiyay inuu inuu ka mid yahay dadkii lagu dilay weerarkii shalay lagu qaaday Hotel Naasa Hablood 1 Wasiiru dowlihii Xafiiska Raysul Wasaaraha DFS ee dhinaca Bey\u2019adda Xildhibaan Burci Maxamed Xamza.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-6a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-23070\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-6a4.jpg\" alt=\"226-6a4\" width=\"456\" height=\"342\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C\/salaan Hadliye ayaa goor dhow ku soo qoray bartiisa Twitter-ka inuu geeriyooday Wasiiru dowlihii Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Burci Maxamed Xabza.<\/p>\n<p>Maydka Burci ayaa saaka laga helay bur burka hoostiisa, kadib markii qolkii uu ku jiray uu ku soo dumay.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 15 qof ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen weerarka Hotelka, isagoo gaystay weerarkaas qasaaro wayn oo dhimasho iyo dhaawac ah.<\/p>\n<p>Qaraxa hore ee lagu jebiyay albaabka hotelka ayaa waxaa uu geystay bur bur aad u baaxad leh, sida dhismaha Hotelka, goobo ganacsi ku dhowaa iyo Kaalin shidaal oo ku dhoweyd Hotelka.<\/p>\n<p>Burci ayaa noqonaya Xildhibaankii 3aad ee bishan gudaheed lagu dilo Muqdisho, iyadoo 1-dii bishan weerar isugu jiray qarax iyo mid toos ah oo lagu qaaday Hotelka Ambassador lagu dilay Xildhibaanada kala ah Maxamed Maxamuud Guure iyo Xildhibaan C\/llaahi Jaamac Kaba-weyne, Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyada weerarka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa la xaqiijiyay inuu inuu ka mid yahay dadkii lagu dilay weerarkii shalay lagu qaaday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23069","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1333,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23069","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23069"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23069\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23071,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23069\/revisions\/23071"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}