{"id":23135,"date":"2016-06-28T17:56:44","date_gmt":"2016-06-28T15:56:44","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23135"},"modified":"2016-06-28T17:56:44","modified_gmt":"2016-06-28T15:56:44","slug":"gobolka-mudug-wuxuu-hoy-u-noqday-dilaaga-an-la-dabagalin-qormaddii-1aad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23135","title":{"rendered":"Gobolka Mudug  wuxuu  (HOY) u noqday dilaaga an la dabagalin  (Qormaddii 1aad)"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Gobolka Mudug waxaa\u00a0\u00a0maamula labo maamul Puntland iyo Galmudug \u00a0 faalladan\u00a0\u00a0waxaan ku\u00a0\u00a0eegi\u00a0\u00a0doonta\u00a0\u00a0qeybta\u00a0Puntland ee waqooyi Gobolka Mudug, xaruntiisu waa\u00a0\u00a0Gaalkacayo\u00a0 waxaana\u00a0\u00a0kusoo noqnoqday dilalka\u00a0\u00a0iyo \u00a0Amaan\u00a0\u00a0xumo), taasina waxay dhalisay in hal-doorkii Gobolka maalinba mid\u00a0\u00a0si bareera loo toogto\u00a0\u00a0\u00a0dabadeedna\u00a0 an dabagal lagu samayn iyo sooqabasho dilaagii): waxaana\u00a0\u00a0dhagaha shacabka Mudug\u00a0\u00a0ku badatay waanu cambaarayn\u00a0\u00a0waan soo qaban doona iyo waanu\u00a0\u00a0ku hawlanahay soo qabashada dilaagii hal doorka dilay..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0Mudug \u00a0 waxay \u00a0kutaal meel istiraatiiji ah waxay xudduud la wadaagta \u00a0 Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya\u00a0\u00a0\u00a0dhanka \u00a0kale \u00a0waxay ka mid tahay Gobollada dhexe ee Soomaaliya \u00a0waa Magaallo burburkii \u00a0aad \u00a0 udhisantay \u00a0 siiba dhanka waqooyiga \u00a0ee \u00a0Puntland \u00a0waana \u00a0magaalo leh fursado waweyn \u00a0oo ah dhanka \u00a0Ganacsiga iyo is dhex galka bulshada\u00a0\u00a0\u00a0 waa haddii loo sameeyo istiraatiijiyada\u00a0\u00a0ay mudan tahay..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Gaalkacaayo \u00a0waxay ka mid tahay \u00a0magaalooyinka ugu halista badan Soomaaliya \u00a0waxaa \u00a0marmar kadhaca \u00a0 daggaalo\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0dhex\u00a0\u00a0mara\u00a0\u00a0Bulshada wada daga Gobolka Mudug,Miyi iyo magaalaba..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Mudug \u00a0waxaa \u00a0wada \u00a0dagaan bulsho Soomaaliyeed \u00a0oo ku kala duwaan qabaa,iil ahaan \u00a0 waxay kamid tahay \u00a0meelihii \u00a0ayka dhaceen daggaaladdii sokeeye- ee Soomaaliya ka \u00a0qarxay 1991,waa\u00a0\u00a0magaallo xuddud kala qeybiyo ayna u sahlan tahay dhagar qabeyaashu\u00a0\u00a0inay \u00a0\u00a0\u00a0ku dhex dhuuntan\u00a0\u00a0haddii aan dhug iyo feejignaan looyeela\u00b4\u00b4 labada maamula\u00a0\u00a0aysan iskaashi run ah ka yeelan amaanka gaalkacayo\u00a0\u00a0waa waqooyiga iyo Koonfurtee..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">1998, Markii dhidibada lootaagay maamul Gobolleedka Puntland \u00a0hadana loogu yeero Dawladda Puntland ee Soomaaliyeed Gobolka Mudug qaybtiisa \u00a0Puntland \u00a0waxay \u00a0qayb weyn ka ahayd \u00a0xoojintii iyo asaaskii \u00a0Puntland}: dadka qarkii waxay dhahaan mudug waa Hooyadii Puntland laakiin waxaad mooda manta inay\u00a0\u00a0Gaalkacayo tahay\u00a0\u00a0hooyga aman xumada Puntland iyo Hooyada\u00a0\u00a0ddilal hal-doorka ummadda..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Bulshada Mudug \u00a0waxaa lagu sheegaa \u00a0inay yihiin kuwo dulqaad leh samir leh inta badana xeeriya \u00a0tanta guud \u00a0waxaase \u00a0jira mamulayaasha gobolka \u00a0inay yihiin kuwo eex \u00a0iyo musuqmaasuq \u00a0 hareyey \u00a0waana mida keentay\u00a0\u00a0habacsananta iyo Aman xumada\u00a0\u00a0jogtada ka noqotay Gaalkacayo dilaa aan la dabagalin\u00a0\u00a0inuu hoy ka dhigto Mudug..<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Gaalkacayo\u00a0\u00a0waxay leedahay\u00a0\u00a0maamul 18, sanno jirsaday waxay leedahay Ciidamo,\u00a0\u00a0u kala qeybsan Milatari Bileys) iyo nabad sugid\u00a0\u00a0kuna mushaar qaata\u201d ciidanka Gobolka Mudug};;\u00a0 maxay\u00a0\u00a0qabtaan?.awoodse\u00a0\u00a0shacabku ma- u leeyahay inuu laxisabtamo ciidamada iyo\u00a0\u00a0hoggaamiyayaasha Gobolka?`<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Mudug\u00a0\u00a0waxay\u00a0\u00a0leedahay\u00a0\u00a0wax\u00a0\u00a0garad\u00a0\u00a0kala duwan\u00a0\u00a0sida\u00a0\u00a0\u00a0siyaasiyiin, Ganacsato Cuqaal\u00a0\u00a0aqoonyahan iwm\u00a0\u00a0\u00a0hadana waxaad\u00a0\u00a0mooda Gaalkacayo\u00a0\u00a0qeybteeda\u00a0\u00a0Puntland inay tahay\u00a0\u00a0meel aan mas`uuliyiin jogin qof kasana iska dhageysto\u00a0\u00a0\u00a0dhacdooyinka dilalka iyo\u00a0\u00a0tacsida\u00a0\u00a0asbuuc kasta\u00a0\u00a0\u00a0jogtada ka noqday\u00a0 waa maxay sababta\u00a0\u00a0waxgaradka Gaalkacaayo\u00a0\u00a0\u00a0ay uga amusan yihiin gumaadka hal-doorka?:<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">Ugu dambayntii\u00a0\u00a0\u00a0haddii aysan bulshadu ayahooda\u00a0\u00a0dhaqan dhaqaale Aman iyo\u00a0\u00a0isku xirba\u00a0\u00a0ka fikirin\u00a0\u00a0waxay ku dambayn doonaan\u00a0\u00a0\u00a0in midba mar six un loo dilo. Gobolka\u00a0\u00a0Mudug wuxuu u bahana yahay\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Aayo katalin dhab ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\"><span lang=\"EN-US\">\u00a0<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-8a5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-23136\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-8a5.jpg\" alt=\"226-8a5\" width=\"136\" height=\"182\" \/><\/a><\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\"><span lang=\"EN-US\">Lasoco\u00a0\u00a0qeybta labaad\u00a0\u00a0falaqaynta<br \/>\n<\/span><b><span lang=\"EN-US\">Gobolka Mudug\u00a0\u00a0wuxuu\u00a0\u00a0(HOY) u noqday dilaaga \u00a0an ladabagalin<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\"><span lang=\"EN-US\"><i>W\/Q\/Cabdinuur Faarax Maxamuud<\/i><\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\"><i>Falanqeeye arrimaha bulshada<\/i><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\"><i><span lang=\"EN-US\">Email-\u00a0<\/span><a href=\"mailto:guuleed72@hotmail.com\" target=\"_blank\"><span lang=\"EN-US\">guuleed72@hotmail.com<\/span><\/a><\/i><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNoSpacing\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\"><strong>Daabacaadii: Puntlandes.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gobolka Mudug waxaa\u00a0\u00a0maamula labo maamul Puntland iyo Galmudug \u00a0 faalladan\u00a0\u00a0waxaan ku\u00a0\u00a0eegi\u00a0\u00a0doonta\u00a0\u00a0qeybta\u00a0Puntland ee waqooyi Gobolka Mudug,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23135","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1823,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23135","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23135"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23135\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23137,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23135\/revisions\/23137"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23135"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23135"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23135"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}