{"id":23138,"date":"2016-06-28T18:01:09","date_gmt":"2016-06-28T16:01:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23138"},"modified":"2016-06-28T18:01:19","modified_gmt":"2016-06-28T16:01:19","slug":"sawirro-madaxweynaha-dawladda-puntland-garoowe-kaga-qayb-galay-munaasabad-lagu-soo-xirayey-tartanka-quraanka-kariimka-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23138","title":{"rendered":"Dhagayso-Sawirro: Madaxweynaha Dawladda Puntland Garoowe kaga qayb galay Munaasabad lagu soo xirayey Tartanka Quraanka Kariimka ah"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-Jun-2016 kaga qayb galay Masaajidka Al-Huda ee magaalada Garoowe Munaasab si weyn loosoo agaasimey oo lagu \u00a0maamusayey xiritaanka Tartanta Qur\u2019aanka Kariimka ah, tartankaas oo u dhexeeyey degmooyinka Puntland.<\/p>\n<p>Sidoo kale Munaasabadda ayaa waxaa kasoo qayb galay xubno ka socda labada gole ee dawladda, guddiga garsoorka Tartanka, ardaydii ku tartamaysey qaybaha kala duwan ee Jusaska Qur\u2019aanka, maal-geliyayaashii tartanka, Isimo iyo Jamaacadii Masjidka Al-huda.<\/p>\n<p>Tartanka ayaa ahaa saddex qaybood oo isugu jira Soddonka Jus, Labaatan Jus iyo\u00a0 Toban Jus iyadoo dhammaan ardaydaydii ka qayb gashay tartanka la-guddoon siiyey abaal marino kala duwan oo lagu dhiirri gelinayo kalaamka Eebbe<\/p>\n<p>Ardaygii ku guuleystey tartanka Soddonka Jus ee Qur\u2019aanka Kariimka ah oo lagu magcaabo Ibraahim Maxamed Maxamuud kuna tartamayey magaca madarasada Daarul-qur\u2019aan ee magaalada Boosaaso ayaa waxaa Abaal-marin loo siiyey Gaadhi nooca raaxada ah, waxaana ardaygaasi Furaha Gaadhiga guddoon siiyey Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.<\/p>\n<p>Wasaaradda Caddaalada dawladda Puntland oo doorweyn ku lahayd hirgelidda tartankaan ayaa sheegtay in ay sii wadi doonto dedaal keeda ku aaddan kor u qaadista qawlka Eebbe, sidoo kale wasaaraddu waxay sheegtay in xabsiyada Puntland laga bilaabi doono dhowaan tartanka Qur\u2019aanka Kariimka ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ah bud-dhigaha tartanka Qur\u2019aanka Kariimka ah isla markaana sannad walba tartanka quraanka kaga qayb qaata dhaqaale aad u tiro badan\u00a0 ayaa \u00a0ku macneeyey kasoo qayb-galkiisa Munaasabadda xiritaanka tartanka Qur\u2019aanka Kariimka ka ah in ay tahay qayb ka mid ah waajibaadka dawladdu ay u hayso bulshadeeda.<\/p>\n<p>\u201csharaf bay nootahay in aanu idin kala soo qayb galno munaasabaddan, waana waajib dawli ah, waajibka koowaad ee dawladdu waa in ay dadka ilaaliso\u00a0 diintiisana ku ilaaliso\u201d ayuu yiri Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali.<\/p>\n<p>Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu xusay sida ay lagama maarmaanka u tahay in badka inta \u00a0ay yar-yar yihiin \u00a0lagu ababiyo diinta islaamka si\u2019 ay uga badbaadaan \u00a0kooxaha sharwada yaasha ah ee diinta islaamka sida khaldan dadka u fahamsiiya, isagoona Madaxweynuhu tusaale u soo qaatay caruur yaryar oo aad u tiro badan oo lagu soo qabtay dagaalkii lagu soo afjarayey duullaankii ay sharwadayaasha al-shabaab kusoo qaadeen Puntland,<\/p>\n<p>Kuwaas oo si khaldan loo fahamsiiyey diinta islaamka, balse hadda dhaqan-celin loogu samaynayo xabsiyada Puntland isla markaana si wanaagsan loo barayo diinta Islaamka ee ku dhisan nabad-gelyada iyo naxariista.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa sidoo kale kula dar-daarmay ardaydii ka qayb qaadatay tartanka Qur\u2019aanka Kariimka ah in ay sii wadaan dedaalkooda ay kor ugu qaadayaan aqoontooda, sidoo kale \u00a0Madaxweynuhu waxa uu ku baraarujiyey barayaasha dugsiyada in ay manhajkooda ku daraan\u00a0 maaddooyin ay ardayda ku barayaan qiimaha \u00a0ay leedahay waddaniyadda iyo nabad-gelyadu.<\/p>\n<p>Dhagayso madaxweyne Gaas<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-23138-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Codka-Madaxweynaha-17.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Codka-Madaxweynaha-17.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/Codka-Madaxweynaha-17.mp3<\/a><\/audio><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76774\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7265.jpg\" alt=\"IMG_7265\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76775\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7268.jpg\" alt=\"IMG_7268\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76776\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7272.jpg\" alt=\"IMG_7272\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76777\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7274.jpg\" alt=\"IMG_7274\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76778\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7275.jpg\" alt=\"IMG_7275\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76779\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7280.jpg\" alt=\"IMG_7280\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76780\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7283.jpg\" alt=\"IMG_7283\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76781\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7284.jpg\" alt=\"IMG_7284\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76782\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7285.jpg\" alt=\"IMG_7285\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76783\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7286.jpg\" alt=\"IMG_7286\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76784\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7293.jpg\" alt=\"IMG_7293\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76785\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7300.jpg\" alt=\"IMG_7300\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76786\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7301.jpg\" alt=\"IMG_7301\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76787\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7311.jpg\" alt=\"IMG_7311\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76788\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7325.jpg\" alt=\"IMG_7325\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76789\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7326.jpg\" alt=\"IMG_7326\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76790\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7332.jpg\" alt=\"IMG_7332\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76791\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7337.jpg\" alt=\"IMG_7337\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76792\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7339.jpg\" alt=\"IMG_7339\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76793\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7341.jpg\" alt=\"IMG_7341\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76794\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7349.jpg\" alt=\"IMG_7349\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76795\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7352.jpg\" alt=\"IMG_7352\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76796\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7353.jpg\" alt=\"IMG_7353\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76797\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7358.jpg\" alt=\"IMG_7358\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76798\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7370.jpg\" alt=\"IMG_7370\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76799\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7374.jpg\" alt=\"IMG_7374\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76800\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7386.jpg\" alt=\"IMG_7386\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76801\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7403.jpg\" alt=\"IMG_7403\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76802\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7446.jpg\" alt=\"IMG_7446\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76803\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7458.jpg\" alt=\"IMG_7458\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76804\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7462.jpg\" alt=\"IMG_7462\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76805\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7465.jpg\" alt=\"IMG_7465\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76806\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7476.jpg\" alt=\"IMG_7476\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76807\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7484.jpg\" alt=\"IMG_7484\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76808\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7492.jpg\" alt=\"IMG_7492\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76809\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7496.jpg\" alt=\"IMG_7496\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76810\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7502.jpg\" alt=\"IMG_7502\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76811\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7511.jpg\" alt=\"IMG_7511\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76812\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7519.jpg\" alt=\"IMG_7519\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76813\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7526.jpg\" alt=\"IMG_7526\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76814\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7530.jpg\" alt=\"IMG_7530\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76815\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7533.jpg\" alt=\"IMG_7533\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76816\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7535.jpg\" alt=\"IMG_7535\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76817\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7539.jpg\" alt=\"IMG_7539\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76818\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7541.jpg\" alt=\"IMG_7541\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76819\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7547.jpg\" alt=\"IMG_7547\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76820\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7552.jpg\" alt=\"IMG_7552\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76821\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7553.jpg\" alt=\"IMG_7553\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76822\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7558.jpg\" alt=\"IMG_7558\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76823\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7569.jpg\" alt=\"IMG_7569\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76824\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7572.jpg\" alt=\"IMG_7572\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76825\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7576.jpg\" alt=\"IMG_7576\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76826\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7579.jpg\" alt=\"IMG_7579\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76827\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7585.jpg\" alt=\"IMG_7585\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76828\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7586.jpg\" alt=\"IMG_7586\" width=\"640\" height=\"427\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-76829\" src=\"http:\/\/www.sanaagpost.com\/spost\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/IMG_7592.jpg\" alt=\"IMG_7592\" width=\"640\" height=\"427\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-Jun-2016 kaga qayb galay Masaajidka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23140,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23138","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1482,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23138"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23142,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23138\/revisions\/23142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/23140"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}