{"id":23143,"date":"2016-06-28T18:31:27","date_gmt":"2016-06-28T16:31:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23143"},"modified":"2016-06-29T20:59:34","modified_gmt":"2016-06-29T18:59:34","slug":"breaking-news-madaxweyne-gaas-oo-berri-kusoo-fool-leh-gaalkacyo-isbedel-balaaran-oo-uu-ka-samaynayo-gobolka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23143","title":{"rendered":"BREAKING NEWS: Madaxweyne Gaas oo Berri kusoo fool leh Gaalkacyo &#038; isbedel balaaran oo uu ka samaynayo Gobolka!!"},"content":{"rendered":"<p>28 June 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha dawlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maalinka\u00a0Berri ah oo Arbaco ah bishuna ay tahay 29ka June kusoo fool leh magaalada\u00a0Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-c7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-22801\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-c7.jpg\" alt=\"226-c7\" width=\"380\" height=\"285\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay XOG lagu kalsoon yahay ku\u00a0ogaatay inuu madaxweyne Gaas u tagayo Gaalkacyo inuu ka sameeyo isbedel balaaran, oo la xiriira sidii Amniga iyo waliba dar-dargelinta maamulka kor loogu qaadi lahaa.<\/p>\n<p>Gobolka Mudug gaar ahaan xaruntiisa Gaalkacyo ayaa waxaa haystay intii ay Puntland jirtay\u00a0dhibaatooyin la xiriira dhanka Aminga iyadoo lagu Ugaarsado oo lagu dilo magaalada Gaalkacyo haldoorka Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa XOGTA ku ogaatay inuu madaxweyne Gaas Muddo ka shaqayn doono magaalada Gaalkacyo ayna u qorshaysan tahay inuu wax wayn ka badalo Amniga Goolka Mudug iyo gaar ahaan kan magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>28 June 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha dawlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maalinka\u00a0Berri ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23143","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2435,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23143"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23165,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23143\/revisions\/23165"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}