{"id":23170,"date":"2016-06-29T22:53:32","date_gmt":"2016-06-29T20:53:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23170"},"modified":"2016-06-29T22:53:32","modified_gmt":"2016-06-29T20:53:32","slug":"dowladda-soomaaliyasi-qaldan-ayaa-loo-fasirtay-siyaasadda-qaranka-ee-haweenka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23170","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya\u201dSi Qaldan Ayaa Loo Fasirtay Siyaasadda Qaranka Ee Haweenka\u201d"},"content":{"rendered":"<p>29 June 2016 (Puntlandes) DFS\u00a0ayaa sheegtay in si qalad ah loo turjumay go\u2019aankii dhowaan Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay meel mariyeen, Kaas oo qeeyaya siyaasadda Qaranka ee Jandarka,<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-8b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-23171\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/06\/226-8b3.jpg\" alt=\"226-8b3\" width=\"462\" height=\"308\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta DFS\u00a0Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa\u00a0ka hadlay bayaan ay Hay\u2019ada Culimada Soomaaliyeed ay ka soo saartay siyaasada Jandarka ee Wasaarada Haweenka soo diyaarisay.<\/p>\n<p>Wasiir Maareeye, ayaa sheegay in si qalad ah loo Fasirtay qodobada ku jira siyaasadda Qaranka ee Jandarka, isagoo tilmaamay in Golaha Wasiirada qodoban oo kale marka ay meel marinayaan in marka horaba ay ka fiirsadaan.<\/p>\n<p>Shalay\u00a0ayay aheyd markii Hey\u2019ada Culimada Soomaaliya ay ka soo horjeesatay sharci dhowaan ay soo saartay Wasaarada Haweenka xukuumada Soomaaliya, kaasi oo ku saleysnaa sharciga Haweenka, iyadoo dhowaan ay meel mariyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxaana Hey\u2019ada\u00a0Culimada Soomaaliya\u00a0ay sheegtay in sharcigaas qodobada qaar ee ku jira ay ka soo horjeedaan Shareecada Islaamka.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>29 June 2016 (Puntlandes) DFS\u00a0ayaa sheegtay in si qalad ah loo turjumay go\u2019aankii dhowaan Golaha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23170","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1399,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23170"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23172,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23170\/revisions\/23172"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}