{"id":23212,"date":"2016-07-01T16:43:52","date_gmt":"2016-07-01T14:43:52","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23212"},"modified":"2016-07-01T16:43:52","modified_gmt":"2016-07-01T14:43:52","slug":"dhagayso-madaxweyne-gaas-oo-ummadda-soomaaliyeed-ugu-hambalyeeyey-maalinta-xorriyadda-midnimada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23212","title":{"rendered":"Dhagayso: Madaxweyne Gaas oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta xorriyadda &#038; Midnimada"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta 01-July-2016 ugu hambalyeeyey guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan reer Puntland 56-sano guuradii ka soo wareegtey xilligii ay gobollada koonfureed ee dalka Soomaaliya xorriyadooda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga 01-Luulyo-1960-kii isla markaana ay midoobeen gobollada woqooyi iyo gobollada koonfureed ee dalku.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-23214\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1a.jpg\" alt=\"227-1a\" width=\"462\" height=\"308\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha ayaa xusay in maalintaasi ay tahay maalin ku weyn ummadda Soomaaliyeed maadaama oo ay tahay maalintii aynu hantinay xorriyadda iyo gobanimada aynu maanta ku naaloonayo, xorriyaddaas oo ahayd mid ku timi maskax iyo dhiig Soomaaliyeed oo u daatay.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u201cwaxaan rabaa maanta in aan halkaan uga dirodadweynaha Soomaaliyeed meel walboo ay joogaan gaar ahaan dadweynaha reer Puntland hambalyada sannad guurada 56-aad ee ka soo wareegtey maalinta 1-da Luulyo oo ah\u00a0 maalintii gobollada koonfureed ee dalku ay qaateen xorriyaddooda ayna midoobeen \u00a0woqooyiga iyo Koonfurta dalku\u201d ayuu yiri Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Sidoo kale Madaxweynuhu waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in ummadda Soomaaliyeed ay muujiso dedaal xooggan oo lagu soocelinayo qarannimadii iyo dawladnimadii Soomaaliyeed ee awoodda lahayd\u00a0 oo mar kale lasoo noqota sharaftii iyo karaamadii ay ku lahayd geeska Afrika iyo \u00a0guud ahaan caalamka.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u201cwaa muhiim in aynu u dedaalno una dagaal galno si\u2019 aynu soo ceshano dawladnimadeenii, sharafteenii, karaamadeenii, midnimadeenii iyo qarannimadeenii\u201d ayuu yiri Madaxweyne Dr. Cabdiweli.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu dambeyn Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali \u00a0Gaas waxa uu\u00a0 Eebbe ugu baryey in uu ummadda Soomaaliyeed sannadkaan sannadkiisa ku gaadhsiiyo barwaaqo, horumar iyo dawladnimo taam ah.<\/p>\n<p>Dhagayso madaxweyne Gaas<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-23212-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Codka-Madaxweynaha-19.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Codka-Madaxweynaha-19.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/Codka-Madaxweynaha-19.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23212","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1172,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23212","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23212"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23212\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23215,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23212\/revisions\/23215"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23212"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23212"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23212"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}