{"id":23272,"date":"2016-07-02T11:47:22","date_gmt":"2016-07-02T09:47:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23272"},"modified":"2016-07-02T11:48:41","modified_gmt":"2016-07-02T09:48:41","slug":"faallo-gurmadkii-puntland-qore-abshir-xaaji-abdulaahi-abshir-dhiirane","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23272","title":{"rendered":"Faallo: Gurmadkii Puntland Qore: Abshir Xaaji Abdulaahi (Abshir Dhiirane)"},"content":{"rendered":"<p><strong>Faalladani waxay ku saabsan tahay xooraanta haysa dadka qaar<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa jira dad badanoo isweydiinaya su\u2019aasha ah \u201eSidee baa wax u jiraan ? daawadaan u baahan nahay, sidaan u qaadan lahayn iyo arrimo kaloo aanan ka hor degeyn.<\/p>\n<p><strong>Ma gafe waa Illaah. <\/strong><\/p>\n<p>Wixii ka yimaada Faalladan \u2013 shar iyo khayrba \u2013 aniga keliya ayaa ka mas\u2019uul ah ee taa halla ogaado\u2026Rooxaantaydu shaqo kuma laha ee yaan lugu dambaabin!!!( Kaftandhable!!)<\/p>\n<p>Ugu dambaystii, waxaan akhristayaasha xusuusinayaa, in Faalladu ku salaysan yahay maahmaahdii ahayd \u201eHaddii fooli timaado\u2026Hee\u2026..\u201c. Haddaba Adigu isweydii!!!!<br \/>\n***************************************************<br \/>\nMarkaan xaalkeenna u kuur galaba, waxaa igu soo dhacda maahmaahdii ahayd \u201dDab baa dambas dhala!\u201d. Intaas waxaad hadba maqlaysaa qof Puntlander ah oo leh \u201ePuntland waa u dhammaatay!\u201c. Dadkaasi illaa xad waa gar daran yihiin, sababtoo ah, mindhaa waxaa u muuqtay waxyaalo ula ekaaday tiirarka salka u ah qowmiyadaha dunida kasii tirtirmaya.<\/p>\n<p>Puntland-neey! Maxaynu ahaan jirnay ama lahaan jirnay ? Aawey raggeenii, dumarkeenii, carruurteenii, taariikhdeenii, geesinimadeenii, garaadkeenii, aqoonteenii, kartideenii, firfircoonideenii iyo\u2026.iyo\u2026.<\/p>\n<p>Subxaana Allee, maxaa saatan loogu hadlayaa? Ma wax dhici karaa inaan 17 sano ka dib noqono dambas . Runtii waa arrin weli iga degi la\u2019. Waxaan maqli jiray \u201cJeer la gowraco WANKA, Indhihiisu ma arkaan CIRKA\u201d.<\/p>\n<p>Annagoo wada rafaadsan oo dhabarka dhulka ku wada hayna,baynu haddana arki kari weyney cirka iyo xiddigaha. Ma mooddaa in wanku xoogaa na dhaamo!! Maya nama dhaamo!<\/p>\n<p>Malaha wax kalaa jira! Mise waxba ma jiraanoo waxaa ii muuqday (dhalanteed ama wirwir)! Malaha si kalaa wax u jiraan! Mise shisheeyaa noo showray! Mayee maskaxdii baa naga kabuubyootay!<\/p>\n<p>Mise qaar ka mid ah sifooyinkii Adduun gadoonka (Maalinta qofi ka cararo min akhiihi\u2026.) ayaa xaggeenna ka bilawday! Mise! Mise! Mise!<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-23273\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3.jpg\" alt=\"227-1b3\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Akhristow, yaan hab-qoraalkeygu dareen ku geline. Hays oran \u2018Malaha Abshir <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/dhiirane?source=feed_text&amp;story_id=856400831132244\">#\u200eDhiirane<\/a><\/span> buufis baa haya!\u2019 Runtii wax buufis ka weyn baa i hayoo aan la soo burqanayaa! Eebbow akhristaha u sahal garashada nuxurka iyo hadafka <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/hashtag\/faallada?source=feed_text&amp;story_id=856400831132244\">#\u200eFaallada<\/a><\/span>\u2026Aamiin\u2026.Aaamiin\u2026Aaamiin\u2026<\/p>\n<p>Nin baa beri u tegey takhtar ah kuwa ku takhasusay maskaxda. Dhibaato haysay ayuu takhtarkii u sheegay:<\/p>\n<p>\u201cTakhtarow,mar Alla markaan sariirtayda jiifsado, ayaan hoosteeda ka maqlaa sharqan iyo dhaqdhaqaaq. Markaan soo kacoo sariirta hoosteeda seexdana, korkeedaan sharqan ka maqlaa oo waxaan is iraahdaa qof baa sariirta ku jiifa!\u201d<\/p>\n<p>Takhtarkii wuxuu ninkii u bilaabay daaweyn isugu jirtay talooyin siin iyo daawooyin. Muddo dheer ayaa daaweyntu socotay oo ninka kharash badani ka baxay.<\/p>\n<p>Ninkii baa joojiyay daawadii iyo inuu takhtarkii u tago.muddo keddib, ayaa takhtarkii iyo ninkii si kedis ah magaalada isugu arkeen.<\/p>\n<p>Takhtarkii:\u201dWar xaggee ka baxday, sow daawo kuuma socon?\u201d<br \/>\nNinkii:\u201d Takhtar, waan biskooday\u201d<\/p>\n<p>Takhtarkii:\u201dMuxuu yahay biskoodka aad ka hadlaysid,daawadiiba kalabar ma joogtee!\u201d<br \/>\nNinkii:\u201dRuntii waan biskooday<\/p>\n<p>Nin aan saaxiib ahayn baa dhibaatadii i haysay u sheegay, markaas buu inta uu guriga iigu yimid, sariirtii lugaha ka jaray!!! ka dibna Xuf baan iri\u201d<\/p>\n<p>Sidii isbedelku u dhacayba waxaa jiray isku deyo fara badan oo hadafkoodu wada ahaa, .. Cadkanoow ku cunay ama ku ciideeyay<\/p>\n<p>Arrin kastoo laysku dayey, dhanka shacabka qorax joogta micnaha shacabka gudaha ku nool ee aan qurbaha jirin bey ka socon weyday.<\/p>\n<p>Qorax joogta sidii baw weli wax loogu yeeriyaa, iyaguna sidii bay weli ugu hammiyaan mucaaradnimo aan waxba kasoo bixeynin !<\/p>\n<p>Caamadu sidii bay weli shaah u wada cabbayaan, iyagoo midba midka kale uusan arki karin, una haysta shar iyo belo layska ilaaliyo!!<\/p>\n<p>Culimadu sidii bay weli noogu shubayaan waano iyo wacdi,welina waannu ka oomannahay\u2026<\/p>\n<p>Jaamiciintu sidii bay weli u wadaan dood cilmiyeedyo\u2026. Ismana fahmaan, lamana fahmo!!!! Mid waliba wuxuu la kuf-kacayaa mashruucyo ku salaysan waaya-aragnimo la\u2019aan iyo indha-adaygnimo !!!!! Toloow!! Xaggee baa adduunka saarkan oo kale laga cayaaraa???!!! Bisinka! Bisinka!<\/p>\n<p>Armaysan arrintu sidaan ahayn ee si kale wax naga yihiin?<br \/>\nAllaylehe, haddaan gartay\u2026<\/p>\n<p>Si kalaa wax naga yihiin!<br \/>\nSi sidee ah?<br \/>\nSidatan soo socota:<\/p>\n<p><strong><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-23273\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3.jpg\" alt=\"227-1b3\" width=\"188\" height=\"106\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-1b3-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 188px) 100vw, 188px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Qore:- Abshir Xaaji Abdulaahi<br \/>\nAbshir Dhiirane<\/strong><\/p>\n<p><strong>Email:-acfaroole@gmail.com<\/strong><\/p>\n<p><strong>LA SOCO QEYBTA 2AAD FAALLADA<\/strong><\/p>\n<h1>\u00a0Daabacaadii: Puntlandes.com<\/h1>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faalladani waxay ku saabsan tahay xooraanta haysa dadka qaar Waxaa jira dad badanoo isweydiinaya su\u2019aasha&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":23273,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23272","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1694,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23272","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23272"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23272\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23276,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23272\/revisions\/23276"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/23273"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23272"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23272"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23272"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}