{"id":2335,"date":"2014-09-06T22:23:09","date_gmt":"2014-09-06T20:23:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2335"},"modified":"2014-09-06T22:23:53","modified_gmt":"2014-09-06T20:23:53","slug":"war-deg-dega-all-shabaab-oo-doortay-amiirkooda-cusub-ka-dilkii-godane","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2335","title":{"rendered":"War Deg Dega: All Shabaab oo doortay Amiirkooda cusub ka dib dilkii hogaamiyahoodii hore Godane"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Al Shabaab ayaa bayaan ay soo saareen ku shaaciyey in uu la dilay Amiirkoodii hore Axmed Godane iyagoo isla markaasna shaaciyey in ay Amiir cusub u doorteen nin lagu magacaabo Axmed Cumar Al-Cubeydah oo dhawr iyo afartan jir ah.<\/p>\n<p>Amiirkii hore ee kooxda Al Shabaab ayaa Marayk-anku ku dileen weerar diyaaradaha aan la wadin ku qaadeen habeenkii Isniinta ee taariikhdu ahayd \u00a001-09-2014.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha cusun ayaa la sheegay in uu ku dhashay magaalada Qalaafe ee Ismaamul Goboleedka Itooiya. Wuxuuna hore u ahaan jiran hogaamiyahan cusubi macalin Quraan ka hor intii uusan noqon Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo Bakool ee kooxda Al Shabaab.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa waxay \u00a0sheegeen in baycadii ay kula jireen ururka al-Qaacida iyo Amiirkooda guud ee Ayman Dhawaahiri ay dib u cusbooneysiiyeen oo ay mukhlisiin u yihiin.<\/p>\n<p>Puntlandes<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Al Shabaab ayaa bayaan ay soo saareen ku shaaciyey in uu la dilay Amiirkoodii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2335","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":3509,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2335","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2335"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2337,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2335\/revisions\/2337"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}