{"id":23371,"date":"2016-07-04T22:03:28","date_gmt":"2016-07-04T20:03:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23371"},"modified":"2016-07-04T22:03:36","modified_gmt":"2016-07-04T20:03:36","slug":"maalinta-berri-ah-oo-noqonaysa-maalintii-u-dambaysay-bisha-ramadaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23371","title":{"rendered":"Maalinta berri ah oo noqonaysa maalintii u dambaysay bisha Ramadaan"},"content":{"rendered":"<p>4 July 2016 (Puntlandes) Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in ay berry tahay Ramadaan maadaama aan la arkin bisha Shawaal inay dhalatay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-3a4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-23372\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-3a4.png\" alt=\"227-3a4\" width=\"504\" height=\"265\" \/><\/a><\/p>\n<p>Inta badan dalalka Muslimiinta ayaa sheegay in maalinta berri oo Talaado ah ay tahay maalinta 30aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan.<\/p>\n<p>Maalinta Arbacada ayaa noqonaysa maalin Ciid ah oo aanay wax shaki ah ku jirin maadaama la soomayo 30 maalmoofd.<\/p>\n<p><strong>Dawlada Puntland Puntland oo\u00a0shaacisay inay maalinta Berri ah tahay Ramadaan<\/strong><\/p>\n<p>Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Diinta Puntland Saalax xabiib Jaamac ayaa sheegay inay Berri tahay maalintii u dambaysay ee Bisha Barakaysay ee ramadaan.<\/p>\n<p>Dhanka \u00a0kale DFS ayaa iyana sheegtay in maalinta berri oo Talaado ah ay tahay Ramadaan, isla markaana maalinta Arbacada ay tahay maalin ciid ah.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>4 July 2016 (Puntlandes) Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in ay berry&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23371","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1162,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23371"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23374,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23371\/revisions\/23374"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}