{"id":23567,"date":"2016-07-08T12:31:49","date_gmt":"2016-07-08T10:31:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23567"},"modified":"2016-07-08T12:31:49","modified_gmt":"2016-07-08T10:31:49","slug":"raysul-wasaaraha-soomaaliya-kan-itoobiya-oo-ku-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23567","title":{"rendered":"Raysul Wasaaraha Soomaaliya &#038; kan Itoobiya oo ku kulmay"},"content":{"rendered":"<p>8 Julys 2016 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS\u00a0Cumar Cabdirashiid \u00a0Cali Sharmarke ayaa magaalada Adis ababa kula kulmay dhiggiisa dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5a2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-23568\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5a2.jpg\" alt=\"227-5a2\" width=\"620\" height=\"350\" \/><\/a><\/p>\n<p>Raysul wasaaraha Ethiopia ayaa kulanka kaddib sheegay in xukuumaddiisu ay dalka Soomaaliya ka taageerayso sidii dib loogu dhisi lahaa awoodda ciidanka XDS si ay u sugaan ammaanka guud ee dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale Hailemariam ayaa xusay in Ethiopia ay ka go\u2019an tahay inay ka caawiso Soomaaliya wixii ay u baahan yihiin oo ay awoodaan, si dalka iyo ciidamada loogu sameeyo dib u dhis dhameystiran.<\/p>\n<p>\u201cInkastoo ciidamadeena qaybta ka ah hawl-galka AMISOM ee Soomaalia, ay ka shaqeeyeen sidii Ammaanka loo xoojin lahaa, haddana waxaa lagama maarmaan ah in la dhiso ciidamada Soomaaliya si ay amniga Waddankooda u xaqiijiyaan,\u201d ayuu yiri Hailemariam Desalegn.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Cumar C\/rashiid oo la hadlay warbaahinta ayaa ku ammaanay Ethiopia kaalinta ay kaga jiraan la dagaalanka Al-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Ethiopia waxay gacan ka geysanaysaa sidii Soomaaliya ay u xasili lahayd, waana mid aan ku ammanayno kaalintooda muuqata,\u201d ayuu yiri Raysul \u00a0wasaare Sharma\u2019arke.<\/p>\n<p>Itoobiya waxaa Soomaaliya ka jooga Ciidamo ka tirsan hawl-galka midowga Afrika ee Amisom, kuwaasoo dagaallo kula jira Ururka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 Julys 2016 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS\u00a0Cumar Cabdirashiid \u00a0Cali Sharmarke ayaa magaalada Adis ababa kula&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23567","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1251,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23567","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23567"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23567\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23569,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23567\/revisions\/23569"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23567"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23567"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23567"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}