{"id":23570,"date":"2016-07-08T17:43:00","date_gmt":"2016-07-08T15:43:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23570"},"modified":"2016-07-08T17:43:00","modified_gmt":"2016-07-08T15:43:00","slug":"dhagayso-gudiga-xulista-golaha-deegaanka-gaalkacyo-oo-sheegay-inay-bilaabatay-qabashada-codsiyada-musharixiinta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=23570","title":{"rendered":"Dhagayso: Gudiga Xulista Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo sheegay inay bilaabatay Qabashada Codsiyada Musharixiinta"},"content":{"rendered":"<p>8 July 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gudiga Hagaajinta iyo Samaynta Golaha Deegaanka ahna Wasiirka Deegaanka, Duur joogta iyo Daxiiska Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayaa ka hadlay meesha uu marayo dhisida golaha deegaanka.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5a3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-23572\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/227-5a3.jpg\" alt=\"227-5a3\" width=\"444\" height=\"296\" \/><\/a><br \/>\nWasiir Cali wuxuu sheegay inay bilaabatay qabashada araajida Musharixiinta\u00a0 doonaya inay ka mid noqdaan golaha cusub ee deegaanka Gaalkacyo yeelanayso ayna ku egtahay 10\/July\/2016 oo ku beegan maalinka Axada.<\/p>\n<p>Hadalka Wasiirka ayaa kusoo aadaya iyadoo Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu magaalada Gaalkacyo ka wado dib u habayn la xiriirta Maamulka Gobolka iyo kan degmada Gaalkayo.<\/p>\n<p>Dhageyso Wasiir Cali<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-23570-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/A_agolaha_Deegaanka_Gaalkacyo_8.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/A_agolaha_Deegaanka_Gaalkacyo_8.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/07\/A_agolaha_Deegaanka_Gaalkacyo_8.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 July 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gudiga Hagaajinta iyo Samaynta Golaha Deegaanka ahna Wasiirka Deegaanka, Duur&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-23570","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1466,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23570","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=23570"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23570\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23573,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/23570\/revisions\/23573"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=23570"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=23570"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=23570"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}